Muj Cali Gurey's damning revealations and blasting Kulmiye

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Muj Cali Gurey's damning revealations and blasting Kulmiye

Post by yawle »

"Waxaanan hubaa rag badan oo Kulmiye ku jiraa way garanayaan in UDUB yahay waddada ugu dhow ee wax laga sixi karo, haddii aynu dib ugu soo ururino habkii ahaa isbedel doonimada oo macnihiisuba yahay waar wixii ina khaldanaa aynu toosisano yaa uga dhow cidda haysa.”

"Marka laga soo quusto kii aanu dadka oo dhan raacinay, marka wajiyadayada Kulmiye lagu eegto ee lagu doorto oo shacabku iyaga oo anaga na aaminsan ay doortaan oo waxa aanu ognahay ay kaga soo bixi doono, markaa sow cidda eedda yeelanaysaa maaha qoladayada meesha iska joogta, markaa waxaanu leenahay waar ama hala idinku doorto oo dadku ha idiinku badheedhaan oo sareedo waxaad u haysaan hor dhiga, laakiin wajiyadiina iyo magacyadiina hala idinku doorto. Illaahaybaan idinku dhaariyee ma qofka diiwaangelintii run ka sheegi kari waayay, ee ummadooda uga sheegi kari waayay dhibaatada doorashada hor taagani in ay tahay diiwaangelintii aynu sharciga ka dhiganay ayaa leh dawladi ma jirto.” Ayuu yidhi Muj. Cali-gurey


http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62

Image
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Muj Cali Gurey's damning revealations and blasting Kulmiye

Post by yawle »

Xisbiga Kulmiye has really lost the political bearing and is now destructing itself from within. This is a party where clanish minded Crazy Jamacs who think that its their right to rule, have rendered the party to uselessness. And this Laxda Burco seem to not knowing where exactly he is going. His whole politics has been cornered into a small corner which is "public demonstrations". Even Laxda Burco's call for public demonstrations is backfiring because the man has no PLAN B, C or D. It is not funny any more. This is a scene from a comedy show gone wrong. Not funny at all. :down:
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Muj Cali Gurey's damning revealations and blasting Kulmiye

Post by yawle »

Mujaahid Cali Gurey on Laxda Burco: "Illaahaybaan idinku dhaariyee ma qofka diiwaangelintii run ka sheegi kari waayay, ee ummadooda uga sheegi kari waayay dhibaatada doorashada hor taagani in ay tahay diiwaangelintii aynu sharciga ka dhiganay ayaa leh dawladi ma jirto.” :down:
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Muj Cali Gurey's damning revealations and blasting Kulmiye

Post by MrPrestige »

yawle wrote:Xisbiga Kulmiye has really lost the political bearing and is now destructing itself from within. This is a party where clanish minded Crazy Jamacs who think that its their right to rule, have rendered the party to uselessness. And this Laxda Burco seem to not knowing where exactly he is going. His whole politics has been cornered into a small corner which is "public demonstrations". Even Laxda Burco's call for public demonstrations is backfiring because the man has no PLAN B, C or D. It is not funny any more. This is a scene from a comedy show gone wrong. Not funny at all. :down:

sxb kulmiye should change laxda burco walahi i think his not the right leader they should change it to a different hj guy who can win peoples votes this guy doesnt even have the fully support of reer burco 100 percent nacas foqol nacas :down:
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Muj Cali Gurey's damning revealations and blasting Kulmiye

Post by yawle »

Bah Xabuushu dhan ayaa iska daciif ah. Ina Kaahin ayay wax SNM ah lahaayeen. Ina Kaahin kabaha ayuu u balashayn (Shoe-shiner boy) jiray Ina Koosaar iyo Muj. Lixle.
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Muj Cali Gurey's damning revealations and blasting Kulmiye

Post by MrPrestige »

yawle wrote:Bah Xabuushu dhan ayaa iska daciif ah. Ina Kaahin ayay wax SNM ah lahaayeen. Ina Kaahin kabaha ayuu u balashayn (Shoe-shiner boy) jiray Ina Koosaar iyo Muj. Lixle.

sxb the issue is not that - the issue is does kulmiye have the backing of burco 100 percent? if siilanyo doesnt have the fully backing of his hometown then thats daciif and disgrace somaha? a man should suppose to have 100 percent backing from his region and his city
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”