Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by yawle »

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Sool Cali Sandule oo loo magacaabay wasiirka Boosta iyo Isgaadhsiinta.
Warkii 15-Nov-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa maanta wareegto kasoo baxday xafiiska madaxwaynaha JSL Daahir Riyaale Kaahin lagu magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Sool Faarax Askar iyadoo Gudoomiyihii hore ee Gobolka Sool Cali Maxamuud Axmed loo magacaabay wasiirka Boosta iyo Isgaadhsiinta ee JSL.


Digreetadan maanta soo baxday ee lagu magacaabay labadan masuul ee xilalka loo kala bedelay qaar na xilal cusub loo magacaabay ayaa waxa ay kaso jeedaan Gobolka Sool iyadoo Cali Maxamuud Axmed uu xilka Gudoomiyaha hayay ka hor intii aysan maamulka Somaliland aysan soo gaadhin magaalada Laascaanood.

Cali Maxamuud Axmed ayaa waxa uu maamulka Somaliland si adag uga dhaqaajiyay magaalada Laascaanood iyadoo hadda uu maamulka Somaliland ay laamihiisa kala gedisan ay si toos ah uga shaqeeyaan Gobolka iyadoo Gudoomiyuhu uu ahaa nin si wayn uga shaqayn jiray nabad gelyada iyo hormarka Gobolka Sool.

Hadaba Faarax Askar oo hadda loo magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa horay waxa uu u ahaan jiray Gudoomiyaha waxbarashada Somaliland ee Gobolka Sool 2007-kii isagoo in muddo ah ku sugnaa magaalada Laascaanood ayaa shacabka magaalada waxa ay hadda ka sugayaan inuu is bedel muuqda oo wayn ka sameeyo xaalada Gobolka.

Afnugaal News Desk

info@afnugaal.com
User avatar
yawle
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 887
Joined: Sat Nov 17, 2007 5:36 am
Location: Habaryoonis baan uga dhashay iyo Harunta Waawayn

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by yawle »

Degmada Kalabaydh Ee Gobolka Sool oo laga Furay Kastam Cusub

Warkii 15-Nov-2009 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Waxaa maanta laga Furay Degmada Kalabaydh oo laascaanood kaga beegan dhinaca koonfureed Kastam cusub oo maamulka Somaliland markii ugu horaysay dhidibada u taagay arintan oo ay siweyn u soo dhaweeyeen dadka deegaankaas ku dhaqan.


Waxaana halkaasi ka dhacday Xaflada balaadhan oo loo qabtay Furitaanka Kastamkaas cusub waxaana Goobtaas kasoo qayb galay dhamaan waaxyaha Kastmada Gobolka madax kala duwan oo ka tirsan maamulka Gobolka iyo dhamaan qaybaha bulshada ee degmadaas

Ugu horayntii waxaa hadalkii furay madaxdii kastamada ee furaysay Kastamka iyagoo ku tilmaamay Kastamka cusub mid faa'iido u yeelan doona degmadaas.

Sidoo kale waxaa ka hadlay waxgaradka iyo odayaasha degmadaas iyaga oo ku nuux nuuxsaday sida ay u soo dhaweynayaan kastamka cusub ee wakhtigan laga furay.

holhol.net

Afnugaal News Desk
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by salafi_student »

Yawle how are you?

I see you still haven't stopped reading these heavily tilted tribal sites,. anyway I just heard one illiterate Indian guy was surprisingly promoted to represent Woqoyis-land's postal and comms office.. any-truth in that?

Plus cousin, I say don't fall for these money making scamp stories, the likes of this one.. where hungry and thirsty locals pretend of doing work, so they can collect money for their heard earned lies.



Ok later
User avatar
peace-
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3307
Joined: Sun Oct 19, 2008 11:34 pm
Location: Sabool dhargaa nabada waa iskaga safaadaaye.

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by peace- »

a banana state witha budget of $30 million dollars has over 50 ministers amd ministries :lol:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by Dhaga Bacayl »

peace- wrote:a banana state witha budget of $30 million dollars has over 50 ministers amd ministries :lol:
..and you stil talking about it. :lol: :sland: :up:
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by Ducaysane_87 »

peace- wrote:a banana state witha budget of $30 million dollars has over 50 ministers amd ministries :lol:


keep hating loser that is the best you can do.
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by salafi_student »

^^^

Wrong terminology; how can a Banana grow in the Waqooyi desert?



Bye
User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by MrPrestige »

how can a banana grow in kashmiir? :lol:
User avatar
salafi_student
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2223
Joined: Mon Dec 19, 2005 3:47 pm
Location: If you would only listen, I can educate you!

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by salafi_student »

^^^

You lived in an imaginary world for 20 years...... haven't ya?


All right mate... Cool!
User avatar
Ducaysane_87
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3997
Joined: Sat Jun 06, 2009 1:38 pm
Location: Financing the Handcutter Company of Ina Godane

Re: Mud. Cali Sandule promoted + SL authority expands in Sool

Post by Ducaysane_87 »

and you lived in a imaginary world for 30 years - 1960- 1990 before you tasted reality.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”