

He is known for his outspoken manner, Somalilandism and staunch patriotism.
Moderator: Moderators
The_Emperior5 wrote:He is definitely going to be a minister, but I am not sure it will be minister of defence I think he rather will be the minister of aviation. Ina Kahin Would be a great minister of defence. Mujaheed drawal will also be a minister
Suldaan Emperior
The_Emperior5 wrote:horta fuaad wa muwadin wa nin lugu amini kara difaaca qarranka. laakin i still think Ina kahin wiill do a even greater job
drawal ma odhan inu noqdo wasiirka difaaca laakin i am sure he will be a minister
maya ninkan waa nin sacad muse ah oo hogaamin jiray ciidankii xeebaha galbeed ee 99 waana xubin aad u muhiima ee kulmiye isagaanan u dooran lahaa wasiirka difaacaThe_Emperior5 wrote:yeah i know jidhif wa nin arab ah
nin inaadeerkiiya ayaa loo dooranayaa isaga looma baahnagrandpakhalif wrote:You guys should offer Mudane axmed godane as DM
Sheekh Godane is the Amiir of Islamic State of Somalia and SL is included in that country.grandpakhalif wrote:You guys should offer Mudane axmed godane as DM
Fu'aad and defense minister? Waaryaadha maxaad damacdeen? Waxaan u malaynayaa inaad kaftamaysaan.Rightwing wrote:Mujaahid Fu'aad Adan Cade![]()
![]()
He is known for his outspoken manner, Somalilandism and staunch patriotism.
Aar orod hooyadaa wase anagu sidiina prostitue ma nihine. Ma guryahanaagu keenay adaa guryahaagii keenee oo haddana qaylinayee. Sidii candhabuur weligaa xafiiltan.malakumod wrote:to the ina gumeed above. What happened to your usual nonsense about reer hebel baa 'somaliland' ah iyo reer hebel baa 'somaliland' keenay? Doesnt fuaad aadan cadde, count, doesnt, xayraan doesnt xayraan count, doesnt ina garaad maxamuud count. Haye bal tell me ina faroolow.
Kama fogi. Waxaan ahay Bah-Idarays.khalid ali wrote:udun waxaasi waxba kama jirto maanta madaxweyne rayaale wuxu magacabay gudi xil wareejin ah and eveerthing is going smooth at the moment , Ethiopia waxba ma qasi karto wa iska hadal, Ethiopia waxay ku qasbantahay inay la shaqeyso dawlada cusub, anagu danaha somaliland cidna uga dabba fadhisan meyno ,
any way udun ma reer jibriil baad tahay adigu?