Reer Burco waxaan maqlay

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Reer Burco waxaan maqlay

Post by Goljano Lion »

Horta weli reer Burco, budhadhka ma sidii bay subag u mariyaan, magacyana ugu bixiyaan mise wey ka ilbaxeen
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by Keyse_0208 »

Anuu waxaan maqlay budhadhkii waxey ku badaleen Mobile phones, waxa la yidhi imki mid kastaa intuu Nokia RINGTONE shidho ayey yidhaahdaan "Qabooojiyaaay" :lol: :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by Cali_Gaab »

:lol: :lol: :lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by Goljano Lion »

Keyse_0208 wrote:Anuu waxaan maqlay budhadhkii waxey ku badaleen Mobile phones, waxa la yidhi imki mid kastaa intuu Nokia RINGTONE shidho ayey yidhaahdaan "Qabooojiyaaay" :lol: :lol:
:lol: :lol: Waar waxaan maqlay markaad tagto suqa lagu iibiyo budhadhka
ayaa wax lagu weydiinayaa budh nooceeyaad rabtaa? these guys sell all kinds of budhadh
1.ma waxaad rabtaa dhabar jabiye?
2. ma kalxan-wareejiye
3. misig jabiye etc
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by Goljano Lion »

Keyse_0208 wrote:Anuu waxaan maqlay budhadhkii waxey ku badaleen Mobile phones, waxa la yidhi imki mid kastaa intuu Nokia RINGTONE shidho ayey yidhaahdaan "Qabooojiyaaay" :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: Horta ka heestaa qaada ma H-jeclaa?
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by Keyse_0208 »

Goljano Lion wrote: Horta ka heestaa qaada ma H-jeclaa?
Haa, waa Adan madoobe, his name is Khasaaro :lol: :lol: cali_gaab bey wax isu yihiin, maalin buu yidhi, adeerkey Qaboojiye ayaa Shopping i-geeyey oo dhar iisoo iibiyey :lol: :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by ToughGong »

"Qabooojiyaaay"
:lol: :lol: :lol:

That's a cool tune that
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by Goljano Lion »

Keyse_0208 wrote:
Goljano Lion wrote: Horta ka heestaa qaada ma H-jeclaa?
Haa, waa Adan madoobe, his name is Khasaaro :lol: :lol: cali_gaab bey wax isu yihiin, maalin buu yidhi, adeerkey Qaboojiye ayaa Shopping i-geeyey oo dhar iisoo iibiyey :lol: :lol:
:lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by The_Emperior5 »

anigu waxan xasuusta reer burco waalidooda berigi hargeisa la bombgereye 1988 waxay yidhaheen war anaga maxa la no bombgereyn wayee ma hargeisanu ka liidana :lol: :lol:
Morrison
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Fri Dec 21, 2007 10:17 pm

Re: Reer Burco waxaan maqlay

Post by Morrison »

The_Emperior5 wrote:anigu waxan xasuusta reer burco waalidooda berigi hargeisa la bombgereye 1988 waxay yidhaheen war anaga maxa la no bombgereyn wayee ma hargeisanu ka liidana :lol: :lol:
impossible , this statement of yours cant be true :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”