Raga ka soo jeeda Galmudug oo la sheegay inay ku lug lahaaye

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Raga ka soo jeeda Galmudug oo la sheegay inay ku lug lahaaye

Post by FBISOMALIA »

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Maamulka Maamulka Galmudug State ayaa maanta sheegay in dad kasoo jeeda Galmudug ay ku lug l ahaayeen weerarkii dhawaan ka dhacay Woqooyiga magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug oo maanta ka qeyb galay kulan ka dhacay koofurta Magaaladaasi gaalkacyo ayaa sheegay in werarkii dhawaan lagu qaaday koontaroolka Ciidamada Puntland ay ku lahaayeen Waqooyiga Gaalkacyo ay ku lug lahaayeen maleeshiyaad ka soo jeeda deegaanada Galmudug.

Masuuliyiintaani ayaa waxa ay sheegeen in ay haatan socdaan baaritaano lagu dabagalayo maleeshiyaadkaasi weerarka ka fulisay waqooyiga magaalada Gaalkacyo,

Markii uu soo gaba gaboobay kulanka Maanta masuuliyiinta Galmudug ay ku qaateen Koofurta Gaalkacyo ayaa markii uu soo gaba gaboobay kulankaasi waxaana sxaafada la hadlay Abshir Max’ed aadan oo ah wasiirka warfaafinta dowlada goboleedka Galmudug, waxaan uu tilmaamay in sidoo kale kulanka la isla soo hadal qaaday weerarkii horey loogu geystay shirkadda Qaran ee Waqooyiga Gaalkacyo.

Waxaa uu sheegay in kulanka la isku afgartay in talaabo laga qaado cidii ay ku cadaato inay ku lug lahaayeen weeraradii ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo isagoo amaan u jeediyay Maamulka Puntland ee gobolka Mudug
hawyia must know their place and dont play in our behind :lost:

becasue we will eat them 8-)
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”