Written by Waaheen
Oct 30, 2010
Hargeysa,-Warar aanu ka helnay dad degan xaafadda Axmed Dhagax ayaa sheegay in Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye gurigiisa agtiisa ay u galeen laba nin oo midkood sito Baastoolad ka kalena uu ahaa Dirawalka Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta kuwaasoo watay gaadhigii Wasiirka.
Inkastoo ay dhacdadaasi wali ku jirto baadhitaan hadana wararka aanu ka helnay sida ay wax uga jiraan arrintaasi ayaa sheegay in ay labada nin Xildhibaanka u galeen meel u dhaw Gurigiisa oo ay gaadhiga ay wateen ku jareen wadada kadibna Xildhibaanka iyo inan uu dhalay ku soo baxeen oo ay gacanta iskula tageen taasoo sababtay in Baastooladii
dhulka ku dhacdo, oo aanay wax khasaare ah geysan.
Waxa uu warku intaa ku daray in markii danbe ay ku soo yaaceen dad kale oo ay ka mid yihiin qoyska Xildhibaan Nac-nac kuwaasoo si cadho leh u burburiyay gaadhigii wasiirka oo yaalay bartii uu dagaalku ka dhacay, kaasoo ay gaadhsiiyeen khasaare balaadhan.
Sida ayay noo xaqiijiyeen dadka warkaasi na soo gaadhsiiyayna waxa Saldhiga Iftin lagu xidhay wiilkii uu dhalay Xildhibaanku iyo labadii Nin ee soo weeraray si loo hubiyo xaqiiqada dhabta ah ee sababtay dagaalka dhex maray xildhibaanka iyo inankiisa iyo labada nin ee kale.
Xildhibaan Nac-nac iyo Taliyaha Saldhiga Iftin oo aanu isku daynay inaanu la xidhiidhno si aanu wax uga weydiino arrintan ayaanay midkoodna noo suurtogalin inaanu helno telefoonadooda oo xidhnaa awgeed.
Xildhibaan Nacnac oo laysku dayey ina la Khaarajiiyo
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Xildhibaan Nacnac oo laysku dayey ina la Khaarajiiyo
Definatly Cawil is behind this..... This fallows up the recent thing that happen in Cawils House....
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xildhibaan Nacnac oo laysku dayey ina la Khaarajiiyo
lol liqaaye inader u give cawil to much credit man 

Re: Xildhibaan Nacnac oo laysku dayey ina la Khaarajiiyo
Waryadaheen arap way washeen ma labadi siyasi reerka leedahay ba is haysta, Nac Nac is a charecter to say the least and Sheikh Kalil was iska al shabaab.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xildhibaan Nacnac oo laysku dayey ina la Khaarajiiyo
garad13 wrote:Waryadaheen arap way washeen ma labadi siyasi reerka leedahay ba is haysta, Nac Nac is a charecter to say the least and Sheikh Kalil was iska al shabaab.
Where did you get that news from saaxib
Re: Xildhibaan Nacnac oo laysku dayey ina la Khaarajiiyo
Baastoolad ka kalena uu ahaa Dirawalka Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta kuwaasoo watay gaadhigii Wasiirka.
Ragga soo wareer mid ba ahaa dirawalka wasirka diinta iyo aw-qaafta oo watay gaadhigii wasirka, and gadhiga wasarada diinta iyo awqaafta yar uu dhalay nac-nac ba khasaro gaadsiyay oo hataan wu xidhanyahay. Sheikh inan uu dhalay ba alshabab commander ah oo isaguna mudaharado oo uu aminiyo maxakinta wa laga haya ina godane waxaana la yidhi inay isku dhowyihin.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 531 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 2 Replies
- 270 Views
-
Last post by guryasame
-
- 5 Replies
- 1158 Views
-
Last post by Turbulence
-
- 9 Replies
- 492 Views
-
Last post by The-Screw
-
- 9 Replies
- 433 Views
-
Last post by DisplacedDiraac
-
- 0 Replies
- 196 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 414 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 5 Replies
- 563 Views
-
Last post by IRONm@N
-
- 5 Replies
- 429 Views
-
Last post by Siciid85