reer buhoodle lost only 4 men another 4 hurt
waxay wararku sheegayaan in maleshiyaadka weerarka soo qaaday ay kaga dhimatay 4 qof, 4 kalena kaga dhaawacantay
SNM,, 4 killier,, 12 hurt, 2 captured alive
Taliyaha ciidanka qaranku wuxuu caddeeyay inay 4 askari ku dhinteen dagaalkaas isla markaana nolol lugu la''yahay 2 kale oo loo malaynayo in nolol lagu qabtay, 12 kalena ku dhaawacmeen
since when,,,dagalkan kii ka horeeyy sotay reer miyigooda garab siiyeen
Ciidanka qaranku waxay u tudhayeen shacabka buhoodle ,diyaarna umay ahayn inay shacabka waxyeelaan
broud to you by die hard snm media =
http://www.hadhwanaagnews.com/