Warar sir ah oo laga helay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in jabhada ONLF ( OGADEN NATIONAL LIBERATION FRONT ) ay xurumo cusub oo kaga duulaan dowladJubada hoose taas oo keeneysa in dagaalka u dhaxeeya Ethiopia iyo jabhadaas loo soo raro gudaha dalka soomaaliya.
Dowlada Ethiopia ayaa hore u sheegtay in 30 sarkaal oo ONLF ah oo qaxooti ahaan isugu dhiibay ay ka bar bar dagaalamayeen ciidamada kenya ee soo galay dalka soomaaliya, iyadoo rag sar sare oo ka tirsan dowlada Kenya una dhashay qabiilka Ogaadeenka ay si cad u sheegeen mowqifkooda ku aadan gobolka jubada hoose.
Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka kenya Faarax macalin ayaa sheegay in aan KULBILOW laga xukumi doonin magaalada Muqdisho, halka uu afhayeenka wasaarada gaashaandhiga ee Kenya hore u sheegay in qabsashada ciidamada kenya ee Kismaayo ay hortaagan yihiin HAWIYE iyo Sede taas oo layaab ku noqotay shacabka Soomaaliyeed.
Dowlada Kenya ayaa dooneysa in ay gobolka jubada hoose ka dhisto maamul maqaar saar ah oo hoos yimaada iyadoo ujeedadeedu tahay sidii ay u heli shidaalka laga helay xadka dhinaca bada ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo kenya, waa markii ugu horeysay ee beesha ogaadeen gacanta ku dhigto gobolka Jubada hoose oo ah meel ay si aad ah ugu loolamaan qabiilo kala duwan oo ay ugu cad cad yihiin Hawiye iyo Harti oo uu majeyrteen hor kacayo, iyadoo dhinaca kale ay beeshe Mareexaan iyana si aad ah u dooneyso gacan ku dhigida gobolkaas.
http://somaliweyn.com/pages/news/Oct_2012/25Oct2.html
War soomaliyeey these niggers want to bring another war in somali soil. We must do something about it immediately !






Don´t shoot the messenger my Ras Kibaki friend. Any instability in somali soil caused by ethiopian or kenyan citizens will not be tolerated.