Khatummo have already forces snake move wlahi kkkkkkkkk

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Khatummo have already forces snake move wlahi kkkkkkkkk

Post by Somali-Transporter »

A maamul over another maamul.. :lol: :lol: :dead: this is by far the most tricky move until now, i have witnessed in somali politics..

Daawo: Ciidamo Booliska Ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Magaalada Buuhoodle Wacdarana Ka Dhigay.

Image

Buuhoodle (AGGM): Waxaa shalay magaalada Buuhoodle ka dhacay munaasabad tababar loogu soo xirayay ciidamo boolis ah oo in mudo ah tababar u socday.

Munaasabada tababarkaasi loogu soo xirayay ciidamada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay golaha deegaanka ee maamul goboleedka Khaatumo,waxana ciidamadu ay halkaasi ku soo bandhigeen gaado ka cayaar ay la dhaceen dadkii ka soo qeyb galay munaasabadda.

Duqa degmada Buuhoodle Maxamuud Cali Faarax ayaa sheegay in ciidamadan ay yihiin dufcadii labaad oo ciidamo boolis ah kuwasi oo sugi doono ammaanka gobolka Ceyn,isagoo sheegay in ay tababar u furi doonaan dufcado kale.

Taliyaha ciidamada booliska ee Buuhoodle Maxamuud Muxumed ayaa sheegay in ciidamadan ay ilaalin doonaan ammaanka deegaanka iyo dadka.

Dadkii ka soo qeyb galay munaasabadda tababarkan loogu soo xirayay ciidamadan booliska ah ayaa soo dhaweeyay ciidamadan tababarka loo soo xiray,iyagoo sheegay in ay rajeynayaan in ay wax badan ka badali doonaan xaaladaha ammaanka.

Waa markii labaad oo ciidamo boolis ah tababar loogu soo xiro magaalada Buuhoodle.



by the way this news is breaking news from today..
http://allgalgaduud.com/daawo-ciidamo-b ... ka-dhigay/
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”