WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by afisoone »

Image

Buugaan markaad aqrisid qoraal kasto meeshuu u socdo ayaad fahmeeysaa.
hadaba ila aqrista: http://casharada.com/Doodaha.pdf
LobsterUnit
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10442
Joined: Mon Nov 02, 2009 2:19 pm
Location: singapore

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by LobsterUnit »

Walaal, adigu mahadsan, waxaad noo sheegta bookan isbn numberka (qolada ninka qoray) iyo makhaayada fadhi ku dirirka uu ka qalin jabiyey ninka booka qoray.
User avatar
Corruption1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1297
Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
Location: London

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by Corruption1 »

you made a spelling mistake on the book title :pac:
it should be "doodu waa xirfad loo baahanyahay
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by theyuusuf143 »

Corruption1 wrote:you made a spelling mistake on the book title :pac:
it should be "doodu waa xirfad loo baahanyahay
:up: DOODU WAA XIRFAD LOO BAAHANYAHAY" Siciid afisyoone waa baantuu weliba xamaraawi ah inuu far somali ga si khaldan u qoraa isaga waa u caadi :lol:
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by afisoone »

Doodu iyo dooda waa isku mid. Aqri buuga markaas ayaa ogaaneeysaa qiimaha dooda leedahay. Waa run aniga Soomali kuma soo baran Soomaaliya. Laakiin waa isbaray qoridiisa. Waxaa isku day inaan ku sharaxo buuga dooda ama doodu afsoomaali.

Iisoo sheega afsoomaliga qaldan, laakiin waa hubaa cilmiga ku qoran inaa aqoon u leeyahay.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by afisoone »

BaastoUnit wrote:Walaal, adigu mahadsan, waxaad noo sheegta bookan isbn numberka (qolada ninka qoray) iyo makhaayada fadhi ku dirirka uu ka qalin jabiyey ninka booka qoray.
Buug waa buug cusub. Wali lama daabacin. Just waa first draft..
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by afisoone »

Qoraalkasto wuxuu u kala baxa seddex nooc:
1. Sheegida xaqiiq ah
2. Sheegida Qiimaha
3. Sheegida Xeerka
Faahfaahin Kala soco Page 11.
User avatar
GAMES
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8220
Joined: Fri May 25, 2001 7:00 pm
Location: U.S

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by GAMES »

Ummm, that was very interesting to read. Not that I need help winning any Dood, but kinda interesting nevertheless.

Btw, did you write this yourself?
User avatar
ManD333q
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3459
Joined: Tue Nov 08, 2011 2:13 pm

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by ManD333q »

Is this some kind of fadhi ku dirir guide? anyway iska sax spelling mistakes intaadan buuga daabicin :up:
Chapter 1
Dabeecadaha Doodaha Waxaa maqashay dood kasocota meal laga qaxweynaayo waxey u dhacadey sidaan
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by afisoone »

ManD333q wrote:Is this some kind of fadhi ku dirir guide? anyway iska sax spelling mistakes intaadan buuga daabicin :up:
Chapter 1
Dabeecadaha Doodaha Waxaa maqashay dood kasocota meal laga qaxweynaayo waxey u dhacadey sidaan
Waxaan qoray meel laakiin document change it and I was typing faster. I know I did not read twice in that sentence. It is the first time I wrote on document on Somali language..
gharle
Posts: 60
Joined: Tue Mar 11, 2014 12:16 am

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by gharle »

Waa run oo Soomaalida (in badan oo ka mid ahi) waa dhib iyo dhalleecayn badan yihiin - anigana dheh oo; iyadoo inta badan aysan ka ahayn wax toosin iyo tusaalayn balse ay ka tahay dhalleecayntu mid ku teedsan liidis iyo liicin qofkii libin tusaalleeya. Intaasi waa in aan ka irri ereyada kooban ee laga yiri Buuggan aad soo tebisey ee weli qabyada ah; sida aad sheegtay.

Buuggaaga waxaan isku dayi doonnaa in aan akhriyo waxna aan ka iraahdo haddii ay ila guboonaato haddii Eebbe idmo. Wax yar haddii aan sii raaciyo turxaan-bixinta iyo cinwaanka buugga (sida ay horayba xubnaha gollaha qaar soo jeeddiyeen) malaha waxaa haboonayd:

B) in halkii ahayd: "Dooda waa xirfad loo baahanyahay"
aad ka dhigto: "Dooddu waa Xirfad Loo Baahanyahay"

T) Sidoo kale halkii ahayd: "QAABKA DOODAHA"
aad u badasho, "QAABKA DOODDAHA"

Dabcan markasta waa wanaagsan tahay in qorruhu uu ku dadaallo in uusan ilaawin shiibaneyaasha (xarfaha) "labanlaabma" marka uu wax qorrayo! Sidoo kale waxaa qurxoon in iyana niyadda lagu hayo shaqallada gaagaaban iyo kuwa dhaadheer; si farriinta Qorruhu uu gudbinayo xiiso u yeelato.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: WAA BUUG CUSUB! kA GAARSII

Post by afisoone »

gharle wrote:Waa run oo Soomaalida (in badan oo ka mid ahi) waa dhib iyo dhalleecayn badan yihiin - anigana dheh oo; iyadoo inta badan aysan ka ahayn wax toosin iyo tusaalayn balse ay ka tahay dhalleecayntu mid ku teedsan liidis iyo liicin qofkii libin tusaalleeya. Intaasi waa in aan ka irri ereyada kooban ee laga yiri Buuggan aad soo tebisey ee weli qabyada ah; sida aad sheegtay.

Buuggaaga waxaan isku dayi doonnaa in aan akhriyo waxna aan ka iraahdo haddii ay ila guboonaato haddii Eebbe idmo. Wax yar haddii aan sii raaciyo turxaan-bixinta iyo cinwaanka buugga (sida ay horayba xubnaha gollaha qaar soo jeeddiyeen) malaha waxaa haboonayd:

B) in halkii ahayd: "Dooda waa xirfad loo baahanyahay"
aad ka dhigto: "Dooddu waa Xirfad Loo Baahanyahay"

T) Sidoo kale halkii ahayd: "QAABKA DOODAHA"
aad u badasho, "QAABKA DOODDAHA"

Dabcan markasta waa wanaagsan tahay in qorruhu uu ku dadaallo in uusan ilaawin shiibaneyaasha (xarfaha) "labanlaabma" marka uu wax qorrayo! Sidoo kale waxaa qurxoon in iyana niyadda lagu hayo shaqallada gaagaaban iyo kuwa dhaadheer; si farriinta Qorruhu uu gudbinayo xiiso u yeelato.
Jazakallahu khayran..
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”