Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Jawari

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Jawari

Post by THE_TRUTH1 »

Mooshinkii laga keenay shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la xaliyay
by A M | Saturday, Apr 23, 2016 | 2061 views

Image
April 23 (Jowhar)— Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xaliyay mooshinkii muranka dhaliyay ee laga keenay shirka Jowhar ee maamul u sameynta Labada Gobol ee Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Kulankan lagu xalinyay mooshinkaas ayaa waxaa shir guddoominyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, waxaana laga soo saaray go’aano dhowr ah.

Guddoomiye Jawaari ayaa faray Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaanada ka soo jeeda labada Gobol, iyo Duubabka dhaqanka inay muddo 45 cisho gudahood lagu soo xaliyo khilaafka u dhaxeeya, laguna soo afjaro dhismaha maamulka labada gobol

Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa amray in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu xareeyo Ergada dhiman ee laga sugayo ansixinta dastuurka uu yeelanayo Maamulka labada gobol, soo xulida Xildhibaanada Baarlamaanka, lana dedejiyo doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka, kuxigeenada iyo doorashada Madaxweynaha Maamulka labada gobol.
:clap:
Xildhibaan Maxamed Amiin Cabdullaahi Aalow ayaa sheegay in heshiis laga gaaray mooshinka, isla markaana lagu heshiiyay afar qodob oo kala ah in 45 cisho gudahood lagu soo dhiso maamulka, laguna dhameeyo wixii tabasho ee jira.

“Waxaa lagu heshiiyay afar qodob in dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe lagu soo afjaro 45 cisho, laguna dhameystiro wixii tabasho ee jirta in la xaliyo, waxaa la faray in la soo xulo ergada, Baarlamaanka la soo doorto, Guddoonka la soo doorto iyo Madaxweynaha”ayuu yiri Xildhibaan Aalow oo intaa ku daray in ugu dambeyn bisha June la helo Madaxweyno uu yeesho maamulkaas.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa kulamo xiriir ah la lahaa Guddiyo ay iska soo xuleen Xildhibaanada labada dhinac, waxaana laga dalbaday in todobaad kasta Baarlamaanka la horkeeno halka ay wax u marayaan.

Illaa 42 Xildhibaan ayaa mooshin ka dhanka ah shirka Jowhar ka geeyay Guddoonka Baarlamaanka, iyagoo dalbanayay in la hakiyo shirka, isla markaana uu wali jiro khilaaf ay uga maqan yihiin beelaha qaar.

Hase ahaatee Xildhibaano qaar ayaa ka soo horjeestay mooshinka kuna tilmaamay mid aan sharci aheyn, taasoo kulankii ugu dambeeyay ee ay lahaayeen Xildhibaanada buuq ku dhamaaday, lana isku sigtay in la is gacan qaado.

Magaalada Jowhar ayaa wali waxaa ka socda shirka maamul u sameynta labada gobol, waxaana maalmaha soo socda lagu wadaa in la soo bandhigo ergada ka qeyb galeysa shirka iyo sida beelaha u qeybsadeen.
Last edited by THE_TRUTH1 on Sat Apr 23, 2016 9:35 am, edited 1 time in total.
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by bashe19 »

Xawaadle's ISBARO beeing removed by the speaker Jawaari, waa wax wanaagsan maxaa yeelay dowlad goboledyadii kale waa duuleen, marka wax wanaagsam maaha in Hiirshabele ay fadhiid noqoto, waa in hore loo socdaa.


:dj:
User avatar
jalaaludin5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8832
Joined: Thu Jan 05, 2012 7:37 am
Location: “Beauties in vain their pretty eyes may roll; Charms strike the sight, but merit wins the soul.”

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by jalaaludin5 »

All I want to know is....is this news going to upset Sahal or will it make him happy?
-
-
-
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by AbkoowDhiblaawe »

jalaaludin5 wrote:All I want to know is....is this news going to upset Sahal or will it make him happy?
-
-
-
Upset lol
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by Strategic »

what will make sahal lose his mind will be when he sees another unukaa leh in the office
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by sahal80 »

Kkkkkkk

The clueless kid at it again!

This is HESHIIS!

So what we got?

File has been moved to the pms office and golaha shacabka since the Problem was xafiiska garguurte!

That's why garguurte is heading to beledweyne to meet the ugaas for the third time as he's now jealous of cumereey kkkkk

Wait for this visit where he puts everything including the presidential candidate infront of the ugaaskkkk

Which jowhar aadey Lee qadi kill

Motion will be back after 40 days!
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by sahal80 »

blood wrote:what will make sahal lose his mind will be when he sees another unukaa leh in the office
:russ: i will leave the politics for charities then!

The only unukaleh who may have chance is jibril of the CRD as a new face just like hassan shekh was. Even farah abdulqadir told him to back jibril cause he knows he has no chance

Bafiyow not even popular among abgaal

Sharifow don't think so as ala sheekh r divided

You got only garguurte enjoy your three months and you won't get a pm...cumareey has sacad, hawadle second chance..farmaajo cayr, murursade as second chance
MaydhMax
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 322
Joined: Thu May 09, 2013 7:49 am

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by MaydhMax »

abgaal donkeys must never be President or PM ever again

Marehan President and Hawadle PM would be the golden ticket for patriots
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by Strategic »

OneSomaliaHussein wrote:abgaal donkeys must never be President or PM ever again

Marehan President and Hawadle PM would be the golden ticket for patriots

lool.what will marehan and xawaadle do for us except exporting their draughts to us.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by sahal80 »

these guys can't even read between the lines!

"Read between the lines. › to ​find meanings that are ​intended but that are not ​directly ​expressed in something said or written: She said she could ​afford it, but ​reading between the ​lines I don't ​think she has enough ​money.3 days ago"

Watch out garguurtes third visit to the strong man of hiiraan kkkkk

Our mps have stake now in this business(the passive reer jowhar should thank us for looking after them!)...This will keep away the intruders and dj kids like mahad salaad whos already banned from hiiraan in favor of local politicians and now

Odawaa will be kept in check by the mps!

File moved to the pms office! :myman:

Image


http://www.warqaad.org/akhriso-goaano-l ... oo-qabtay/
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by sahal80 »

هذا الشبل من ذاك الأسد
ugaas hassan ugaas khalif
Image
Ugaas Khalif, the indisputible leader of hawadle for 45 years! The truth I bet you envy us of this clan unity!
Image
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by THE_TRUTH1 »

sahal80 wrote:هذا الشبل من ذاك الأسد
ugaas hassan ugaas khalif
Image
Ugaas Khalif, the indisputible leader of hawadle for 45 years! The truth I bet you envy us of this clan unity!
Image
Envy What
HIiraan is in Turmoil the Only Region divided heavly still Ongoing tribal warfare stuck in civil war era no development

This week only the Wild wild Beledweyn lol
Mid ka mid ah guddoomiye xaafadeedka magaalada Beledweyne oo la dilay
by mahad | Saturday, Apr 23, 2016 | 179 views

April 23 (Jowhar)—Koox bastoolado ku hubeysan ayaa maanta ku dishay magaalada Beledweyne mid ka mid ah guddoomiyaasha xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Dilka guddoomiyaha xaafada Howl-wadaag Cabdi Diiriye Darmaax ayaa ka dhacay xaafada Howlwadaag ee uu guddoomiyaha ka ahaa iyadoo kooxdii dilka geysatay ay baxsadeen.

Kooxdii dilka geysatay ayaa sidoo kale waxa ay dhaawaceen mid ka mid ah ciidamada dowlada oo ku sugnaa meel aan ka dheereyn goobta uu dilka ka dhacay.

Guddoomiyaha Xaafada Howl-Wadaag ee magalaada Baladweyne Cabdi Diiriye ayaa ka mid ahaa oday dhaqameedyada caanka ka ahaa magaalada Beledweyne iyadoo sidoo kale hore kooxo bastoolado ku hubeysan ay ugu dileen magaalada Beledweyne nabadono.

Ma jirto illaa iyo hadda cid loo qabtay falka dilka ah ee maanta ka dhacay Beledweyne, mana jirto cid sheegatay inay ka dambeysay falkan.
:down:
Dagaal labo maleeshiyo beeleed ku dhex maraya duleedka Beledweyn
by master | Thursday, Apr 14, 2016 | 3785 views


April 14 (Jowhar)— Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in dagaal labo maleeshiyo beeleed u dhaxeeyo uu ka socdo deegaan qiyaastii 15-KM u jira Beledweyn.

Sida ay sheegayaan wararka dagaalkan ayaa u dhaxeeya beelo wada dega galbeedka magaalada Beledweyn, waxaana dagaalkan salka ku hayaa muran maalmihii la soo dhaafay u dhaxeeyay beelahan oo ku aadan dhul daaqsin.

Wararka aanu ka heleyno magaalada Beledweyn ayaa sheegaya inay jiraan dad ku soo dhaawacmay dagaalada oo la geeyay, iyadoo aan si rasmi ah loo ogeyn tirada dadka ku waxyeeloobay dagaalka.

Deegaanka lagu dagaalamayo oo lagu magacaabo Qaran-cad ayaa la sheegayaa inuu barakac ka bilowday, waxaana dadkii ku dhaqnaa ay u carareen deegaanada kale oo ku dhow dhow Beledweyn.

Dagaalkan ka socda duleedka dhinaca galbeed ee Beledweyn ayaa ku soo aadaya, iyadoo shirweyne dib u heshiisiin uu ka socdo magaalada, kaasoo lagu heshiisiinayo beelaha wada dega Gobolka Hiiraan.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by THE_TRUTH1 »

Meanwhile This week IN Jowhar and Greater shabelle Dhex example of good governance


Maamulka gobolka Sh/dhexe oo dayactir ku sameeyay kanaalka xaafada Horseed (Sawiro)

Image
Guddoomiyaha Maamulka gobolka shabeelaha dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen ayaa sheegay in howlaha dayactirka kanaalka uu yahay mid ay iska kaashanayaan bulshada degmada Jowhar iyo maamulka gobolka uuna yahaay dayactirkan mid ka badbaadin karaa boqolaal qoys inay dhibaato ka soo gaarto roobabka.

Image

Image

Image

Image

Salam Somali Bank oo xarun cusub ka furatay Jowhar (Sawiro)

Image
Image

Image

Beeralayda Balcad iyo Afgoye oo sheegay inay dayactirayaan biyo xireenka Sabuun (Sawiro)


Image

Image
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: Godax bare lost Xawadle MP The and Spoilers have been humiliated Jowhar Conference will Continue Strong Great job Ja

Post by Strategic »

and that is only this week,truth always pointing out the truth!
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”