Ahlu Sunnah at breaking point?

Galmudug General Discussions
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by Geeljire252 »

Odayaasha Dhaqanka Dhuusamareeb oo Eedayn u jeediyay maamulka Ahlusunna

Kulan ay maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ku yeesheen Waxgaradka Beesha Reer Dhowrakace ayaa waxaa ay ku Eedeeyeen Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna.
Waxgaradka sheegay in Ahlusunna Waljamaaca ay iska horkeeneyso Odayaasha Dhaqanka Waxaa ay sheegeen in Nabadoonkooda uu yahay Axmed Nuur Xaashi Guutaale islamarkaana Macali C/llaahi Sheekh Maxamed uusan matalin.
Odayaasha Kulanka ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa intaa ku daray in aysan u dul qaadan doonin iska horkeenka Ahlusunna ay ku hayso Beesha dhaxdeeda islamarkaana ay ka soo horjeedaan Ficiladaas.
Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna weli kama hadlin Eeda uga timid Qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka ee ku nool Magaalada Dhuusamareeb.
Ciidamo ka tirsan Ahlusunna oo isku dhiibay Maamulka Galmudug

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in sargaal ka tirsan ururka Ahlusunna uu isku dhiibay maamulka Galmudug.
Sarkaalka Isdhiibay ayaa lagu magacaabaa C/risaaq Cali Tubaako , waxaana la sheegaya in uu wato koox ciidamo ah oo ka soo goostay maamulka Ahlusuna sida ay inoo sheegeen saraakiil ka tirsan maamulka Galmudug.
C/risaaq Cali Tubaako ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee maamulka Galmudug.
Maamulka Ahlusuna ayaa ka taliya qaar ka mid ah magaalooyinka gobolka Galgaduud , waxaana ay kasoo horjeedaan maamulka Galmudug.
Majiro war kasoo baxay maamulka Ahlusuna oo looga hadlay sargaalkan isku dhiibay ciidanka maamulka Galmudug.
:lupe:
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by xiimaaya »

Ahlu axmaar waljamaca money is drying up Ethiopia haven'tsent arms money in awhile.better they join galmudug to make legitimate state
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by Geeljire252 »

xiimaaya wrote:Ahlu axmaar waljamaca money is drying up Ethiopia haven'tsent arms money in awhile.better they join galmudug to make legitimate state
They will join Galmudug sooner or later.
:dj: :dj:
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by Geeljire252 »

...
Last edited by Geeljire252 on Sat Aug 27, 2016 6:10 am, edited 1 time in total.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by FarhanYare »

I don't remember commenting on this thread.
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by Geeljire252 »

FarhanYare wrote:I don't remember commenting on this thread.
Dhowrakace iyo Ahlu Sunnah xaa kala haysta? :lol:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by FarhanYare »

:deadrose: Hada aan arkay the content of the thread. Inleen bilaash imaadhan soo jidiin kkkkkk. 99.9% of Beesha yabardhowrakace are Pro Galmudug as you can see their odayaal vehemently against sheegatos speaking for them :up: :eat:
Geeljire252
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3385
Joined: Mon Nov 02, 2015 5:39 pm

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by Geeljire252 »

FarhanYare wrote::deadrose: Hada aan arkay the content of the thread. Inleen bilaash imaadhan soo jidiin kkkkkk. 99.9% of Beesha yabardhowrakace are Pro Galmudug as you can see their odayaal vehemently against sheegatos speaking for them :up: :eat:
saasa la idinka rabaa :clap: :up: :up:
User avatar
GalliumerianSlayer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3528
Joined: Mon Feb 11, 2013 3:26 pm

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by GalliumerianSlayer »

Geeljire252 wrote:
xiimaaya wrote:Ahlu axmaar waljamaca money is drying up Ethiopia haven'tsent arms money in awhile.better they join galmudug to make legitimate state
They will join Galmudug sooner or later.
:dj: :dj:
:stylin:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Ahlu Sunnah at breaking point?

Post by FarhanYare »

Geeljire252 wrote:
FarhanYare wrote::deadrose: Hada aan arkay the content of the thread. Inleen bilaash imaadhan soo jidiin kkkkkk. 99.9% of Beesha yabardhowrakace are Pro Galmudug as you can see their odayaal vehemently against sheegatos speaking for them :up: :eat:
saasa la idinka rabaa :clap: :up:
allow dhowr bilaal :up:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Galmudug”