




Moderator: Moderators









Police ka Somaliland qayb walba dirays gaara ayay leedahay, sida:X.Playa wrote: Sat Nov 04, 2017 7:16 pm How many different uniform these chiefs have? Maalin kaste ma waxay doonaan bay soo xidhaan?
Oo kuwa in dabka inay damiyaana loo dirsaday ma dadkay xidhaan. Waaba boolis state meeshu shaw.KingWaslawi wrote: Sat Nov 04, 2017 7:20 pmPolice ka Somaliland qayb walba dirays gaara ayay leedahay, sida:X.Playa wrote: Sat Nov 04, 2017 7:16 pm How many different uniform these chiefs have? Maalin kaste ma waxay doonaan bay soo xidhaan?
-Ciidanka asluubta
-Ciidanka nabad gelyada waddooyinka
-Ciidanka RRU
-Ciidanka dab demiska
etc



Nabadgelyada ayuun bay hoos yimaadaan, iyagu waxba ma xidhaan. laakiin booliska ayay la shaqeeyaan, sida dunida kaleba.X.Playa wrote: Sat Nov 04, 2017 7:23 pmOo kuwa in dabka inay damiyaana loo dirsaday ma dadkay xidhaan. Waaba boolis state meeshu shaw.KingWaslawi wrote: Sat Nov 04, 2017 7:20 pmPolice ka Somaliland qayb walba dirays gaara ayay leedahay, sida:X.Playa wrote: Sat Nov 04, 2017 7:16 pm How many different uniform these chiefs have? Maalin kaste ma waxay doonaan bay soo xidhaan?
-Ciidanka asluubta
-Ciidanka nabad gelyada waddooyinka
-Ciidanka RRU
-Ciidanka dab demiska
etc











Omg xplaya shaw badow baa tahay orod wadanka maar uu soo qaac siiX.Playa wrote: Sat Nov 04, 2017 7:23 pmOo kuwa in dabka inay damiyaana loo dirsaday ma dadkay xidhaan. Waaba boolis state meeshu shaw.KingWaslawi wrote: Sat Nov 04, 2017 7:20 pmPolice ka Somaliland qayb walba dirays gaara ayay leedahay, sida:X.Playa wrote: Sat Nov 04, 2017 7:16 pm How many different uniform these chiefs have? Maalin kaste ma waxay doonaan bay soo xidhaan?
-Ciidanka asluubta
-Ciidanka nabad gelyada waddooyinka
-Ciidanka RRU
-Ciidanka dab demiska
etc