Xaqiiqadii loolanka Gedo wuxuu u dhaxeeyaa beesha mx ma aha mid OG vs Mx iyo mx vs kablalah sida la dhoho. Beesha mx aad ay u qeybsantahay qeyb galgaduud degta oo hawiye is dhex galeen sida saacid iyo Farmaajo oon aqaan sheekadooda iyo nimanka seediyaasha u ah oo siyaasada ku soo darey ayadoo markaas hawiyaha ka cararayeen raysulwasaare xoogan oo PL oo kheyraadka garoowe iyo boosaaso wax ka siiya waxaan hayaa video oo fartaag consultancy oo ex pm ccc u ahaa kalkaaliye kaga sheekaynayo sida ala sheekh ugu badalen mx booskii mj oo ah kuwaan waxba naga leexin karaan ama malaha regional interests waana soo galin cajakadaas meeshan waana kuu sheegi daqiiqada waana nin mx ah
kooxdaan reer Galgaduud waxaa ka soo horjeeda beelaha u badan Gedo oo ah more pro daarood sida jufada yuulka iyo fartaag iyo jufada maxamuud sayid oo u badan pro madoobe dagaalka labada dhinac ee JLna ayagaa kala hogaaminaya sida maxamuud sayid, ahmed daqre, kaliil iyo ugaas mohamed ugaas hassan yarow dhinaca kalana waa macalimu, canjeex marka waxaaba la dhihi karaa waa dagaal hal jifo u dhaxeeya iska daa mx oo dhan
waxaa ku xigta jufada janan oo ah very pro madoobe reer dolow waligeed ayay JL taageersaneed markii ay Gedo ka jireen sadex admin oo kale nooc ah mid JL ag mid ahlusunna ah oo wax ka saxiixdey JL sida aw libaax iyo mid Dawlada Xamar taagersanaa
dad noocaas ah oo Xataa Farmaajo dhexdooda u adeegsadey ciidamo hawiye u badan iyo eelaay la socda si uu u mideeyo miyaa ayagoo hawiye wadan waligood ka talin JL? logical answer waa maya. Jowhar waxaa la waayey malxiis hawadle oo la tartama guudlaawe sida ay u ixtiraamaan danahooda sidoo kale waxaa u codeeyay 13 oo ah tirada beesha oo hal dhiman. xildhibaanada mx ee federalka waxay u codeeyeen heshiiskii ka soo horjeeday danahooda oo ahmed madoobe uga baxay marka laga reerbo hal xildhibaan oo ah ciyaar jecel kawaran? ninka guudlaawe saaka ka dhuuntay oo la soo celiyay waa qaraabada dabageed ee xassan muuse oo waliba lacag ku qaatey si dabageed uu u raali galiyo.
waxaa taa dheer JL waxaa looga taliyaa magaalada Kismaayo iyo jubada hoose oo aad ugu xiran gaarisa iyo magaalada Kismaayo oo xaafadii ugu horeeysay ee calanleey ay degaan beelaha harti Daarood waa xamarweynaha Kismaayo beelahaan oo qaba Maamulka PL ayaa xoog u soo gala magaalada ayagoo PL ka imaada halka Gedo taariikhiyan ay ka mid aheed dhulka eelaayda marka laga reebo baardheere oo looga soo jarey jubada hoose
hadaba dad dhexdooda sadex admin leh oo u badan pro Madoobe oo hadana jubada hoose ka ah number three within Daarood clan inkastoo cawramale iyo gaaljecel iyo dir ka horeeyaan jubooyinka sidee ugu fakari karaan hogaanka JL? nin shiikhaal hawiye yar yar ah ayaa gedo u magacaaba adminka oo xataa malaha kaligood jagada madaxweyne ku xigeenka. soo waali maaha? Galmudugna waa aragtey baarlamaanka waa cadaado, madaxtooyada dhuusamareeb madaxweynaha isla HG xataa gudoomiyaha baarlamaanka uu murusade ah ayaa marar badan shiriya xukuumada oo ah sii hayaha madaxweynaha! dhawaan ceyr ayaa pm lahaa(madaxa xukuumada)
waxaa kuu dheer JL waa kenyan buffer zone awoodna kuma laha kenya gudaheed xuudada Gedo/Ethiopia ciidamo OGka itoobiya ayaa hada amnigeeda sugaya dadkaan ah drop in the kablalah ocean ayaa hogaanka JL haminaya


hawiye la,aan you cant survive and they r done with you bc you are undemocratic you dont respect the law of the lanf now its going to be back to square one in your Kenyan zone!
qosolkaan oohin baa idiinka danbayn doonta labo bil kadib markey hawiye albaabada idinka soo xirtaan waa hubaa in kurtigiin meeshaan ka carari doontaan.
