Dowlada Oo Weerartay Hoyga Dr.Culusow

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Dowlada Oo Weerartay Hoyga Dr.Culusow

Post by Hiiraan boy »

Warar lagu kalsoon yahya oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in wakhti aan sii fogeyn maleeshiyaadka Dowlada ayaa weerar ku qaadeen hoyga Dr. Maxamed Maxamuud Culusow kaasoo ku yaala agagaarka Istaadiyo Muqdisho ee xaafada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho...

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay jiraan, iyadoo waraku intaasi raacinayaa in gurigaasi uu ka socday shir ay ku lahaayeen odayaal iyo waxgarad kuwaasoo ka doodaday sidii loo xalin karo xiisada taagan, sida la ogyahay dhowaan ayuu Dr.Culusow la shiray Wasiirka Arrimaha Dibeda ee Ethiopia, waxaa la sheegaya in weerarkaan ay iska kaashadeen Maleeshiyaadka Puntland iyo kuwa Mudulood looga dan lahaa sidii loo khaarjin lahaa Dr.Culusw oo ay u arkaan inuu caqabad ku hayay Maamulkooda, waana markii ugu horeysay ee fal noocaan oo kale ay ay maalin cad weerar ku qaadaan maleeshiyaadka Col.C/Lasahi Yuusuf, waxaana laga yabaa in falkaani uu baasiin ku sii shubo xaalada cakiran ee Caasimada wixii warar ah ee ku soo kordha dib ayaa idiinkaga soo gudbin doono..
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”