Dhaqanka: Xushmadda Iyo maamuuska Xididka 2002-12-10 11:56:44 -
ntii aysan raad nagu yeelan ilbaxnimada daciifka ah oo dhaqanka u noqotay Soomaalida reer magaalowday, beelahayaga reer miyiga ah waxaa u dhaqan ahaa in ay ka guursadaan beelo ay degaan iyo dhalashoba ku kala drugsan yihiin.
Arrimaha Bulshada: Farriin ku socota Waalidka - II DADAAL AAN KUU DARAREE 2002-12-10 11:39:42 -
AS/C/WW Waxaa la ogyahay inta badan waalidku hadduu ubadkiisa ku tarbiyeeyo tarbiyad saalix ah oo ku salaysan diinta Islaamka in ay ubadkaasi wanaagsanaadaan ayna noqdaan kuwo waalidkood u ja-jaban. Hadaba hooyo iyo aabo maka soo baxdeen masuuliyadiinii?