Gabay - Koofil
2002-11-04 11:09:39 -
Gabaygan waxaa tiriyey Sayid Maxamed Cabdile Xasan kadib mar uu dagaal ku dhintey nin ciidamadii Ingiriiska hogaamiye u ahaa.
Arrimaha Bulshada - U roonoow waalidkaa rabi hakaa raalli noqdee
2002-11-02 14:50:18 -
Waxaan dhanbaalkaygan u dirayaa hooyo iyo aabo walba, iyo ubad kastoo baarri u ah una jajaban labadiisa waalid, Ilaahay khayr badan ha siiyee kuligood. Labadan qof ee ah labada qof ee aduunkan ugu qiimaha badan, ugu sharaf iyo qadarin mudan
Taariikh: Dagaalkii Soomaaliya & Ethiopia (1977) - Dhaqdhaqaaqyadii Diblomaasiyadda
2002-11-02 14:48:05 -
Qaybtii Labaad - Bilowgii sanadkii 1977-kii, madaxweynihii Soomaaliya Maxamad Siyaad Barre, socdaal dheer ayuu ku kala bixiyay dalal Carbeed oo ay kamid ahaayeen Boqortooyada Sacuudiga, Kuweyt, Imaaraatka Carabta iyo Suudaan. Dalka Suudaan, madaxwaynhu wuxuu ku dhaafay wasiirkiisii arrimaha gudaha Axmad Suleymaan Dafle iyo wasiirkii caafimaadka Muuse Rabiile Good.
Arimaha Bulshada - Dhacdo run ah-Qabiil baa Dumiyey Qoyskeyga
2002-11-02 14:40:11 -
Qeybtii 7aad - Balse aniga shaqsi ahaan weli kuma fekerin gabadhaas inaan sheeko wadaag noqono waan ogahay iney tahay gabar tan ugu wanaagsan leh muuqaal qurxoon oo ku soo jiidanaya nin walibaana uu ku hamiyo inuu guursado,laakiin aniga kama helin gabadhaas, qof walibaana dooq buu leeyahay