Rabshado geystay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay suuqa Bakaaraha 2007-09-05 09:00:09 -
(SomaliNet)
Ugu yaraan sideed qof ayaa ku geeriyootay 35 kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal saakey ka dhacay qeybo ka mida suuqa Bakaaraha oo ku yaalla koonfurta Muqdishu, halkaasoo dagaalka uu ku
Dowlada oo galabta 3 askari looga dilay Muqdishu 2007-09-02 15:13:04 -
(SomaliNet) Saddex askari ayaa lagu dilay, iyadoo saddex kale oo rayid ahna lagu dhaawacmay markii kooxaha wax iskacaabinta ay weerar gaadmo ah ku qaadeen kolonyo aya saarnaayeen ciidamada dowlada oo
UNESCO oo cambaareysay dilka suxufi kale oo Soomaaliyeed 2007-08-30 23:58:30 -
(SomaliNet) Madaxa hay’ada Q.M u qaabilsan xaga tacliinta, seyniska iyo dhaqanka ee UNESCO ayaa shalay isagoo cambaareenaya dilkii loo geystay suxifi Soomaaliyeed oo u shaqeenayey idaacada Banaadir wa