Ergada shirka dib u heshiisiinta oo caawa mar kale la weeraray 2007-08-26 12:43:35 -
War deg deg ah
(SomaliNet) Kooxo hubeysan oo loo maleenayo inay yihiin muqaawamo ayaa caawa weerar bambaano ku qaaday hoteelka Madiina oo ay degan yihiin qaar ka mida ergada shirka dib u heshiisiint
Hoteel ay degan yihiin ergada shirka Muqdishu oo caawa la weeraray 2007-08-24 12:38:58 -
War Deg Deg ah
(SomaliNet) Rag hubeysan oo aan la garaneyn balse loo maleenayo inay taageero u yihiin maxaakimtii Islaamiga ee la adkaaday ayaa caawa fiidkii waxa ay weerar gaadmo ah ku qaadeen hote
Maxkamadaha oo iska fogeeyey eedeyn kaga timid dowlada 2007-08-24 11:59:04 -
(SomaliNet) Guddoomiyaha guddiga fulinta maxkamadaha islaamka ayaa beeniyay in Maxkamadaha ay ka dambeeyaan dilalka qorsheysan ee ka dhaca magaalada Muqdisho.
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la ha
Dowlada oo sheegtay inay dishay todobo ka mida kooxaha ka soo horjeeda 2007-08-24 08:19:15 -
(SomaliNet)Dowlada KMG ee Soomaliya ayaa maanta sheegatay in ciidamada ay dileen todobo ka mida kooxaha wax iska caabinta ayna la wareegeen hub fara badan dagaalo xalay ka dhacay magaalada Muqdishu.
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta saddex sano jirsaday 2007-08-22 12:34:49 -
(SomaliNet)Xildhibaanada Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta u dabaal-degay sanadguuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii barl
Safiirada Soomaaliya ee wadamada Uganda iyo Tanzania oo la magacaabay 2007-08-22 08:41:01 -
(SomaliNet)Madaxweynaha Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta si rasmiya u magacaabay safiirada Soomaalida ee wadamada Uganada iyo Tanzania xaflad maanta lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee m
Dad badan oo ku dhaawacmay qaraxyo maanta ruxay Muqdishu 2007-08-21 11:05:09 -
(SomaliNet) Dhowr qarax bambaano ayaa maanta ruxay caasimada Soomaaliya ee Muqdishu kuwaasoo ay ku dhaawacmeen hal askari iyo ilaa toban rayid ah, sida ay sheegeen dadka goob joogayaal ah.
Dadka