Uganda iyo Eriteria oo ka wadahadli doona arimaha Somalia 2007-03-13 07:55:35 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni ayaa sheegay in uu wadahadalo la qaadan doono madaxweynaha dalka Eriteria Issayas Efewori si uu ugala hadlo arimo ku saabsan digniin ay Eriteria u
Dagaal ka dhacay Matabaan 2007-03-13 07:55:03 -
(SomaliNet) Iska hor-imaad xoogan ayaa ka dhacay duleedka deegaanka Hiiraan ee gobolka Gal-gaduud, kadib markii ay isku dhaceen ciidamo sida la sheegay deegaanka ah iyo kuwa isbaaro ay u tiilay agagaa