Isku socodka gaadiidka B.L-ka oo yaraaday 2007-03-14 08:43:23 -
(SomaliNet) Qeybo badan oo ka mid ah boosteejeeyinka laga raaco gaadiidka B.L-ka ee isaga kala goosha magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu arkayay dadweyne aad u fara badan iyo ardayda dugsiyada wax ka
Dab ku dhintay dabka ka kacay guri ku yaalo Gaal-kacyo 2007-03-14 08:42:44 -
(SomaliNet) Ugu yaran 4 qofood ayaa la rumeysan yahay inay ku dhibteen, iyadoo tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen kadib markii uu dab qabsaday guri buush ah oo ku yaalo xaafad la yiraahdo Garsoon
Ciidamo aad u fara badan oo Muqdisho ku soo jeeda 2007-03-14 08:42:14 -
(SomaliNet) Ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan ciidamada dowlada federaalka ee Somalia, isla markaana ka yimid dhanka garoonka diyaaradaha ee Balli-doogle ee gobolka Shabeelada hoose ayaa lagu soo
Qax mar kale Muqdisho ka bilaawday 2007-03-14 08:41:34 -
(SomaliNet) Dad aad u fara badan oo ka mid ah deganayaasha magaalada Muqdisho ayaa saakay la arkayay iyaga oo isaga qaxaya magaalada Muqdisho, kadib markii shalay ay dib u bilaawdeen weerarkii hoobiya