Ciidamada Uganda oo la wareegay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho 2007-03-11 08:05:57 -
(SomaliNet) Ciidamada m,idawga Africa ka socda ee Uganda oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay gacan ku heynta garoonak diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyo nawaa
Golaha garsoorka iyo mamaulka maxkamada gobolka Hiiraan oo la dhaariyay 2007-03-11 08:05:40 -
(SomaliNet) Xaflad lagu dhaarinayay xubnaha garsoorka iyo mamaulka maxkamada gobolka Hiiraan ayaa maanta lagu qabtay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan. Xaflada dhaarinta ee masuuliyiin ka tirsa
Wariye maalintii 3aad ku jira gacanta dowlada 2007-03-11 08:04:23 -
(SomaliNet) Wariye Xasan Sadde Dhaqane oo ka mid ah wariyayasha idaacada iyo T.V. Hornafrik ayaa lagu soo waramayaa inuu maalintii 3aad ku jiro gacanta ciidamada dowlada federaalka ee Somalia. Wariy