Eratrea oo ka digtey joogitaanka ciidamada Uganda ee Somalia 2007-03-10 07:32:01 -
(SomaliNet) Xukuumadda Eritrea ayaa uga digtay joogitaanka ciidamada Uganda ee dalka Somalia in ay sababi karto dagaal dabadheeraada oo keeni kara cawaaqib xumo Cali Cabduu oo ah wasiirka warfaa
Iska hor-imaad ka dhacay Gal-galato 2007-03-10 07:30:40 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanaya deegaanka Gal-galato ee dhanka waqooyi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi uu iska hor-imaad xoogan ku dhexmaray ciidam,ada dowlada federaalka ee Somalia oo
Mooshin ka dhan ah Daahir Riyaale oo Hargeysa ka socda 2007-03-09 07:48:58 -
(SomaliNet) Wararka laga helaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka la magac baxay Somaliland ayaa sheegaya in halkaasi ay ka socdaan mooshin ka dhan ah madaxweynaha mamaulkaasi md Daahir Riyaale.
Amaanka wadada isku xirta Muqdisho iyo gobolada dhexe oo sii xumaaneyso 2007-03-09 07:48:22 -
(SomaliNet) Waxaa maal-mihii la soo dhaafay aad u sii xumaanayay amaanka wadada isku xirta Muqdisho iyo gobolada dhexe ee dalka Somalia, kadib markii ay kooxo burcad ah ku soo bateen wadadaasi. Kooxa
Dab qabsaday diyaarad siday qalab mileteri 2007-03-09 07:47:30 -
(SomaliNet) Dab ayaa ka kakay diyaarad saakay soo cagadhigatay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, taasoo waday qalab mileteri oo ay isticmaali lahaayeen ciidamada Uganda ee Somalia howlgalka