SIDA LAWADA OGYAHAY WAXAA DAGAAL AAD IYO AAD UQADHAADH UDHAXEEYAA JABHADA SOMALIDA AH EE ONLF IYO DOWLADA ITHIOPIA
WAXAAN DHAMAANTEEN LAWADA SOCONAA IN DAGAALKAA U GALAAFTEY DAD AAN AHEYN KUWA DAGALAMAYA IYADOO AAN ILAA IYO HADANA AAN WAX DHEX DHEXAADIN AH LAGA GALIN XOOGAGA KUDAGALAYA HALKAA HASE YEESHEE BARYAHAN DANBE WAXA LA SHEEGAYA IN LA DOONAYO IN LAGA GALO ARINTAAS WAAN WAN IYO SIDII UMUURAHAAS LO DHAMEYN LAHAA HADA YAA LAGA SUGAYAA XALKA YEEYSE KHUSEEYSAA IN LASOO AFJARO COLAADA KA ALOOSAN DHULKAAS
FADLAN QOF WALIBA FIKRADAADA KA BIXI SIDA AY KUULA MUUQATO ARINTANI
YAA LAGA SUGAYAA ONLF IYO ITHIOPIA INEEY HESHIISIIYAAN ?????
Moderator: Moderators
-
siciid harti
- Posts: 164
- Joined: Mon Aug 13, 2007 12:34 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 27 Replies
- 3804 Views
-
Last post by AlpArsalan
-
- 16 Replies
- 9375 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 5 Replies
- 407 Views
-
Last post by smooth
-
- 0 Replies
- 252 Views
-
Last post by abu cubeyda
-
- 2 Replies
- 261 Views
-
Last post by great-legend
-
- 25 Replies
- 1776 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 5 Replies
- 631 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 12 Replies
- 903 Views
-
Last post by rabanam
-
- 5 Replies
- 754 Views
-
Last post by Xingalol
-
- 5 Replies
- 792 Views
-
Last post by gobdoon