Xildhibaan Saalax Nuur Ismaaciil Badbaado ayaa markii ugu horeeysay la arkay isagoo Masjidka Abuu Hureyra ee Wadada labaad Suuqa Bakaara,safka hore kula dukanaya Salaadii Casir Saraakiisha Maleeshiyadda Al-Shabaab.
Xildhibaan Badbaado ayaa ka mid ahaa 50 Xildhibaan oo deganaa Hotelka Weheliye,si weyna u diidanaa siyaasadda Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Sheekh Aadan Madoobe.
Xildhibaan Saalax Badbaado oo u dhashay beesha Isaaq ee gobolka Togdheer wuxuu intiisa badan ugu yeeri jiray Aadan Madoobe,Gudoomiyahii hore ee baarlamaanka ,taas oo muujineysay sida uu xagjir kaga ahaa inuu aqoonsan yahay Gudoonka baarlamaanka.
Saalax Nuur Ismaaciil Badbaado oo ah siyaasi aftahana,oo intiisa badan ka hadla runta wuxuu sheegay inuu shir Jaraaid ku qaban doono Mogadishu si uu kaga hadlo sababaha ku qasbay inuu Al-Shabaab ku biiro.
Saalax Badbaado ku biiridiisa waxaa la rumeeysan tahay inay gogol xaar u tahay 236 Xildhibaan oo xog hoose lagu helayo inay ku biirayaan Al-Shabaab .
Golaha tirada badan ee baarlamaanka Somalia waxaa ku jira Xildhibaano isku darkoodu yahay 550 Asmara+TFG,waxaana la rumeeysan yahay inay wada shaqeeyn toosa badankood la leeyihiin kooxda Al-Shabaab eek u xiran Al Qaeda.
Somalidu waxay ku maahmaahdaa” NIN DAD WAAYAY AYAA DUGAAG WEHESHADA”
Xildhibaan Badbaado iyo Mudanayaal badan oo isu dhiibi doono Al-Shabaab waxaa la rumeeysan yahay inay danta qasabtay,haba ugu badnaatee baahi dhaqaalo iyo amaan xumo.
Xildhibaan badbaado shir uu qabtay markii Xildhibaano ka tirsan Baarlaamanka Federalka Somalia lagu xiray Kenya ayuu ka hadlay arrinta la xiriirta inay yihiin duurjoog iyo dibadjoog
MP Saalax Nuur Ismaacil (BADBAADO) Joins Al-Shabaab
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: MP Saalax Nuur Ismaacil (BADBAADO) Joins Al-Shabaab




eventhough al shaydaan kheyr ma leh
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: MP Saalax Nuur Ismaacil (BADBAADO) Joins Al-Shabaab
His one of the most active Members in the TFG, along with alot of other Mps, he said over 250 Mp's from the TFG will soon Join Al-shabaab
And yes his Isaaq() Not Buubas Clan (Dirta Waqooyi)

And yes his Isaaq() Not Buubas Clan (Dirta Waqooyi)
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: MP Saalax Nuur Ismaacil (BADBAADO) Joins Al-Shabaab
this ass hole is scared for his life that is why he joins al shabab
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 13 Replies
- 745 Views
-
Last post by yunis09
-
- 2 Replies
- 400 Views
-
Last post by cheifaqilbari
-
- 5 Replies
- 545 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 3 Replies
- 360 Views
-
Last post by Rebel-Lion1
-
- 6 Replies
- 2025 Views
-
Last post by XimanJaale
-
- 3 Replies
- 2722 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 1423 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 0 Replies
- 948 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 0 Replies
- 1523 Views
-
Last post by kismayogedojubaland