xagletosiye oo xilkii hogamiyaha ssc laga qaaday

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

xagletosiye oo xilkii hogamiyaha ssc laga qaaday

Post by Barkhadd »

cali sabaray ayaa lagu badalay
Laascaanood,(Lasanod Online)- Qaar kamid ah golaha Khusuusiga SSC oo maanta shir jaraa'id ku qabtay degaanka Dharkayngeeyo..

oo ka tirsan gobolka Sool, ayaa waxay kaga warbixiyeen shirar maalmahan dambe ka socday degaanka dharkayn geeyo.

Mukhtaar Xirsi oo kamid ah xildhibaanada khusuusiga islamarkaana saxaafadda u qaabilsan ayaa wuxuu ka warbixinayaa xil qaadis lagu sameeyay hogaamiyihii Hogaanka SSC Saleeban Axmed Ciise (Xaglatoosiye) oo ay ku sheegeen inuu gudan waayay xilkii loo doortay, wuxuu sidoo kale sheegay in hogaamiye ku xigeenka SSC loo doortay inuu noqdo hogaamiyaha Sare.

Col.Cali Sabarey oo hore u ahaa hogaamiye kuxigeenka SSC oo maanta qaar kamid ah xildhibaanadda khusuusiga sheegeen inuu yahay hogaamiyaha cusub ee SSC ayaa isagu sheegay inuu qaadi doono talaabooyin badan. isagoo canbaareeyey shirkii Khaatumo oo yidhi waxaa taladii la wareegay NSUM.

kala jabkan Hogaanka SSC ayaa imanaya xili uu socdo qaban qaabo shir mudo la waday in lagu qabto gudaha dalka, kaas oo daba socday shirkii khaatumo ee London ka dhacay oo ay kasoo qayb galeen aqoonyahanada Jaaliyaddaha SSC.

[youtube]vocIUikO1MA&feature=player_embedded#at=362[/youtube]
Last edited by Barkhadd on Mon Jul 25, 2011 1:37 pm, edited 2 times in total.
Naboleon
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 337
Joined: Sat Jul 16, 2011 6:34 pm

Re: xagletosiye oo xilkii laga qaaday

Post by Naboleon »

SSC cant get their act together, mar ba soco marna soo laabo. These guys need firm leadership and kale danbeyn if they want their own mamuul gobaleed.
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: xagletosiye oo xilkii laga qaaday

Post by Barkhadd »

Saado Cali ayagoo hogaamiye u magacaabaa habooneyd :idea:
User avatar
Barkhadd
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 993
Joined: Wed Dec 01, 2010 6:05 am
Location: be good

Re: xagletosiye oo xilkii laga qaaday

Post by Barkhadd »

Cali Sabaray said shirkii Khaatumo was "failure"
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”