Waxaa magaalada Bosaso ka soconaya qabanqaabada dhismaha golaha deegaanka ee degmadaasi, iyadoo saacadaha soo socdana la filayo in maamulka gobolka iyo kan degmaddu ay yeeshaan kulamo goos goos ah oo ku aadan sidii loo wajihi lahaa arintaasi.
Duqa degmada Bosaso Maxamuud Faarax ( Beeldaaje ) ayaa Horseed Media u xaqiijiyey in dib u dhaca ku yimid dhismaha golaha deegaanku uu yahay mid salka ku haya duruufo uusan shaaca ka qaadin oo uu sheegay inay gobolka ka jiraan iyo qaar kamid ah madaxda ay arintaasi khuseyso oo safaro shaqo dalka dibadiisa ugu maqnaa.
Waxaase jira warar la isla dhex marayo oo sheegaya in dib u dhaca dhismaha golaha deegaanka ee degmada Bosaso uu yimid kadib markii beelaha qaarkood ay saluugeen qaabka loo qaybiyey kuraasta golaha iyo inta xubnood oo ay ku yeelanayaan.
Mana ahan markii ugu horeysey oo dib u dhac uuku yimaado dhismaha golaha deegaanka ee degmada Bosaso oo ah xarunta gobolka Bari islamarkaana xudun u ah dhaqaalaha iyo ganacsiga dowlada Puntland.
Horseed Media
Qaban dhismaha golaha deegaanka ee degmada Bosaso oo socota
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 2666 Views
-
Last post by ShirShoore7
-
- 31 Replies
- 5994 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 0 Replies
- 479 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 570 Views
-
Last post by damu
-
- 1 Replies
- 367 Views
-
Last post by koohi
-
- 2 Replies
- 696 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 3 Replies
- 627 Views
-
Last post by AbrahamXirsi
-
- 2 Replies
- 581 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 36 Replies
- 3862 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 2 Replies
- 666 Views
-
Last post by Ismail87