Chairman of the J/land formation process arrives in Kismaayo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Chairman of the J/land formation process arrives in Kismaayo

Post by The`Republic »

Sheikh Mohamed Yusuf "Aw-Libaax" (Marehan/Celi) Chairman of the Ahlu Sunnah movement and was a signatory of the Road Map and Garowe Processes that ended transition.

He has been working to bridge the gap between IGAD/Jubbaland Committee and the Federal Government and has spent a lot of time commuting from regional capitals and Mogadishu.
Sh.Maxamed Aw-libaax iyo Wafdi u hogaaminayo oo kismaayo gaaray

Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaay tibaxayaan in manta magaaladaasi uu ka soo dagay Wafdi balaraan oo uu hogaaminayo gudomiyaha Maamul usameynta Gobolada Jubboyinka iyo Gedo Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf.

Wafdigaan ayaa waxaay saaka ka dhoofeen magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya waxaayna ka kobnayeen 8 xubnood oo iskugu jira Gudiga Farsamada iyo waliba saxiixeyaasha Qorshaha Nabad ee Jubbaland xubnaha aan magacyadooda helnay ee wafdigaan ku jira ayaa waxaa ka mid ah Muqtar Sahal Muqtaar dheere iyo Cabdicasiis.

Wafdigaan ayaa waxa si heer sare ah lagu soo dhaweyay Garoonka Magaalada Kismaayo halkaas oo la arkayay dadweyne Caleemo qoyaan ku soo dhaweynaya wafdigaan.

So dhaweynta wafdigaan waxaa qayb weyn ka qatay Maamulka kmg ah ee Magaalada Kismaayo iyo Guud ahaan Shacabka Magaalada Kismaayo.

Xubnaha wafdigaan oo ah kuwa sida rasmiga ah gacanta ugula jira Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa waxa lagu wada in ay xaliyaan madmadow soo kala dhexgalay beelaha dagan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo oo ku saabsan kala aragti duwanan ka jirta dhismaha Maamulka iyo isku dheelitirka Ciidamada ka howlgala Magaalada Kismaayo.

Dhanka kale Socdaal wafdigaan ay ku yimadeen magaalada Kismaayo ayaa ah mid qadanayo mudo waxaana xubnahaan hor yaala howl culus oo ay ugu horeyso .

Xalinta Khilafadka Jira

Casumida Ergoyinka shirka ka qayb galaya

Diyaarinta qorshaha uu shirka ku soconaayo

Furida Shirweynaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo

qabashada Doorashada Madaxweynaha Jubbaland

iyo Arimo kale oo badan waxaana arimahaasi oo dhan ay noqonayaan kuwa howl badan ay ka sokeeyso.

Ugu danbeyn Shacabka Magaalada Kismaayo ee qaybta ka qatay so dhaweynta Masuliyintaani ayaa waxaay rajo weyn ka mujiyeen Dhismaha Maamul Goboleedka Jubbaland Staet ee lagu wado in ay ku midobaan Gobolada Jubbada hoose Jubbada dhexe iyo Gedo.

Maxamed Muuse Jamac

Kismaayo – Somalia

Warbaahinta

http://www.raxanreeb.com/2012/11/sh-max ... yo-gaaray/
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Chairman of the J/land formation process arrives in Kism

Post by The`Republic »

War dag dag ah: Sh.Maxamed Aw-libaax iyo Wafdi u hogaaminaayo oo kismaayo ka dagay‏

Posted by Pi on November 22nd, 2012


Wararka naga soo garaya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaay tibaxayaan in manta magaaladaasi uu ka soo dagay Wafdi balaraan oo uu hogaaminayo gudomiyaha Maamul usameynta Gobolada Jubboyinka iyo Gedo Sh.Maxamed Maxamuud Yusuf.


Wafdigaan ayaa waxaay saaka ka dhoofeen magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya waxaayna ka kobnayeen 8 xubnood oo iskugu jira Gudiga Farsamada iyo waliba saxiixeyaasha Qorshaha Nabad ee Jubbaland xubnaha aan magacyadooda helnay ee wafdigaan ku jira ayaa waxaa ka mid ah Muqtar Sahal Muqtaar dheere iyo Cabdicasiis.

Wafdigaan ayaa waxa si heer sare ah lagu soo dhaweyay Garoonka Magaalada Kismaayo halkaas oo la arkayay dadweyne Caleemo qoyaan ku soo dhaweynaya wafdigaan.


So dhaweynta wafdigaan waxaa qayb weyn ka qatay Maamulka kmg ah ee Magaalada Kismaayo iyo Guud ahaan Shacabka Magaalada Kismaayo.


Xubnaha wafdigaan oo ah kuwa sida rasmiga ah gacanta ugula jira Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo ayaa waxa lagu wada in ay xaliyaan madmadow soo kala dhexgalay beelaha dagan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo oo ku saabsan kala aragti duwanan ka jirta dhismaha Maamulka iyo isku dheelitirka Ciidamada ka howlgala Magaalada Kismaayo.

http://puntlandi.com/war-dag-dag-ah-sh- ... %E2%80%8F/
The`Republic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4133
Joined: Tue Aug 14, 2007 6:28 pm

Re: Chairman of the J/land formation process arrives in Kism

Post by The`Republic »

Aw-Libaax on far right

Image

With Galmudug president when they announced Sheikh Sharif cannot unilaterally change Roadmap principles

Image
User avatar
Substance
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3831
Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
Location: Under The Neem Tree

Re: Chairman of the J/land formation process arrives in Kism

Post by Substance »

Sh Aw-Libaax for Jubbaland President. :myman:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”