Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Moderator: Moderators
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Waxaa Magaalada Baydhabo Kasocda ee Xarunta Gobalka Baay wajigii ugu Dambeyeey ee Shirka Lagu dhisayo Maamulka Koonfur Galbeed soomaliya.
Ex Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo kamid ah Siyaasinta kasoo Jeeda Gobalka Gedo ayaa isagu loo Doortay Gudoomiyaha Guud ee shirka kasocda Magaalada Baydhabo.
Maxamuud Sayid Aadan oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Halka uu shirka kasocdo ayaa shegay in shirka uu Gaba-gabo marayo sido kale wuxuu soo dhaweyeey Doorashadii kadhacday Puntland Gaar ahaan Magaalada Garowe oo Madaxweyne loo doortay Madaxweyne C/weli Gaas.
http://saadaalnews.com/2014/01/12/dhaga ... -baydhabo/

Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Elaays had enough of being constantly the victim
"Edited" http://www.voasomali.com/audio/audio/364503.html
"Edited" http://www.voasomali.com/audio/audio/364503.html
-
Tonymontana11
- SomaliNetizen

- Posts: 342
- Joined: Tue Dec 24, 2013 4:52 pm
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
6 regional state its what's been discussed here.Tonymontana11 wrote:BayGedo
-
Tonymontana11
- SomaliNetizen

- Posts: 342
- Joined: Tue Dec 24, 2013 4:52 pm
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
5 state, jubbas, bay &bakool and gedo then

- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Don't forget Lower shabelle.Tonymontana11 wrote:5 state, jubbas, bay &bakool and gedo then![]()
- Smile-LiKe-SuN-RiSE
- SomaliNet Super

- Posts: 7665
- Joined: Tue Feb 21, 2006 12:52 am
- Location: Jubbaland
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Eelaydan maxaya haya...war gedo way tagtaye ha ku riyoonina..bay iyo shabeelada hoose ku eegaada.
-
Tonymontana11
- SomaliNetizen

- Posts: 342
- Joined: Tue Dec 24, 2013 4:52 pm
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
shabellada hoose unuka lehSubstance wrote:Don't forget Lower shabelle.Tonymontana11 wrote:5 state, jubbas, bay &bakool and gedo then![]()
They are etnic koonfur galbeedlanders.
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Eelaydan maxaya haya...war gedo way tagtaye ha ku riyoonina..bay iyo shabeelada hoose ku eegaada.
- FarhanYare
- SomaliNet Super

- Posts: 19081
- Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
- Location: Location:Location
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
not gonna happen I don't see Biyomaal and ceyr and the rest that live there agreeing to this 6 state idea. So they might as well cut their lossesSubstance wrote:Don't forget Lower shabelle.Tonymontana11 wrote:5 state, jubbas, bay &bakool and gedo then![]()
They are etnic koonfur galbeedlanders.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Armaan: There few rer gedo on snet. It's only me and Murax who are active. But smile like sunrise has a point. Just because few learned af may may in the bushes back in the old day its doesnt mean that gedo should be ruled from Baydhabo.
There is also some delusional d&m who claim gedo as theirs but then again they claim basically the whole south.
There are d&m who live there peacefully and there is no problem between the communities, those troublemakers are from bay.

Last edited by Substance on Sun Jan 12, 2014 5:28 pm, edited 3 times in total.
- Substance
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3831
- Joined: Sat Mar 24, 2012 5:56 pm
- Location: Under The Neem Tree
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
FarhanYare wrote: not gonna happen I don't see Biyomaal and ceyr and the rest that live there agreeing to this 6 state idea. So they might as well cut their losses
Nobody is gonna ask Cayr about anything there. Dont worry.Biyomal on the other hand are known and natives of the land.
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
I'm simply saying these people live up to an age old living environment which has changed tremendously today. You do realize Bay use to have a huge marehaan population back in the day, and vice verse in Gedo for Digil iyo Mirifle.
-
Altho, in my opinion, dialect wise may may speakers outnumber maxaa tiri in the South. Clan wise, that's a tough one to prove.
-
Altho, in my opinion, dialect wise may may speakers outnumber maxaa tiri in the South. Clan wise, that's a tough one to prove.
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Ma fadee ku dhow mini marehan aaas heey.Smile-LiKe-SuN-RiSE wrote:Eelaydan maxaya haya...war gedo way tagtaye ha ku riyoonina..bay iyo shabeelada hoose ku eegaada.
Re: Maxamuud Sayid Aadan oo loo Doortay Gudoomiyaha shirka
Montana you don't understand the game that is being played here do you. Federalism is being pushed by those that couldn't win in a centralizedTonymontana11 wrote:5 state, jubbas, bay &bakool and gedo then![]()
Reason i support this and you should do too is to counter this clan federalism. You do know your Adeer supports the more destructive 3 region where only we would be joining reer maay.
Anyway's with this we will be killing 2 birds with 1 stone. To show the IC that federalism doesn't work in
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 362 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 11 Replies
- 1353 Views
-
Last post by Thecoolguysomali
-
- 2 Replies
- 612 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 984 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 3 Replies
- 533 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 26 Replies
- 1742 Views
-
Last post by Gedo_Boy
-
- 6 Replies
- 852 Views
-
Last post by Advocatar
-
- 0 Replies
- 547 Views
-
Last post by FaraxZeroIncome
-
- 9 Replies
- 868 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 18 Replies
- 1343 Views
-
Last post by Starscream