Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by THE_TRUTH1 »

[b]Xiisad Dagaal oo Kajirta Gobalka Sanaag & Iyo Ciidamada somaliland iyo Puntland oo is Horfadhiya[/b]


Gudoomiyaha ayaa sheegay in Somaliland ay kusoo xadgudubtay Gudaha Dhulka Puntland ismarkaasina ay Ciidamo fara badan soo dhoobtay Deegaanka Carmala ee u dhow Degmada Ceerigaabo.

Saan Saan Colaadeed iyo guluf ciidan ayaa dareemayaa Deegaano hoostaga Gobolka Sanaag ee Puntland halkaasi oo ay isku horfadhiyaan Ciidamo Puntland iyo Somaliland kala taabacsan, waxaana Xiisaddaani ay imaanaysaa ka dib markii Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo uu dhawaan Booqasho hoose ku tagay Degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag.

Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon oo waraysi siiyay Saadaal Media ayaa sheegay in hadda Xaaladdu ay Istaanbay ku jirto, ciidamada Puntlandna ay diyaar u yihiin Sugidda Ammaanka Xuduudahooda
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by THE_TRUTH1 »

The Honey moon is over or is't :broken:


Somaliland VS Puntland Saan Saan Colaadeed iyo guluf ciidan are all talks :-@ :-@ on all out war would weaken both Admin .
Puntland and Somaliland are shooting themself in the foot over a no mans land - the two Admin are broke don't have the money to go to war for month straight war cost $$$ we will see the raise of alshabaab and other groups .
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5150
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by STARKAST »

2 Jahil admins, Somali lands needs 1 economic environment.

Not the mention Xabeshas will be strengthened and the CIA created AL-shabab.
SecretAgent
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4824
Joined: Wed Jan 09, 2013 4:58 pm
Location: east south west north

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by SecretAgent »

No war will happen ethiopa controls both admins ssc will be under sland but in exchange ethiopa promises puntland it wont recognise somaliland as a state win win for everyone!
User avatar
Warabaha
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1724
Joined: Thu Jan 23, 2014 5:41 pm

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by Warabaha »

Deluded people, Somaliland republic army is few km outside garowe, puntland state of Somalia has nothing to bring put, of they beat the drums of war, it will be like another 1991 Mogadishu all over again
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by TheGrumpyGeeljire »

I feel sorry for puntland, they don't what they're getting themselves in.
User avatar
STARKAST
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5150
Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
Location: Bale mountains, Somali Galbeed

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by STARKAST »

25 years no recognition and you think a war will help your chances, not to be rude in any way.
SL has the upper hand because its slogan is a haven in Horn but this war will change it and you'd be lumped with the south, cementing this connection for another generation.
Also isn't stupid to fight of over people you hate ?

Nonetheless only Jahil brothers fight.
User avatar
BoholKing
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1072
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:53 pm
Location: In Xarshow by the beach

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by BoholKing »

It is just a distraction Siilaanyo is trying to use to extend his term in office since he failed at home and people are not buying his pleas. Nothing to see here.
User avatar
TheGrumpyGeeljire
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3555
Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm

Re: Gobolka Sanaag ee Puntland VS Somaliland

Post by TheGrumpyGeeljire »

Horta are you Somaliland or not, your always on about SY this SY that and you criticise siilanyo every little chance you get.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”