Rooble oo talada Mooge kala wareegay!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Rooble oo talada Mooge kala wareegay!

Post by sahal80 »

Ninkii shaley lahaa dikreeto waxaan soo saarayaa aan JL u aqoonsanayo dhul cadaw saaka Rooble aa kala wareegay JL and PL files oo safar ugu socda labada dawlad. waxaa la arkey Gudoomiyihii aanan laga aqoonssneyn JL iyo mayors la socda oo Xamar iska xaadiriyay taas oo u eg mid gogol xaar u ah ku wareejinta Gedo markale Ahmed Madoobe

hadii uu rooble fileka Dblock la wareegay ileen mooge waa ku fashilmay oo asagaaba raali ka ah odeyeenta Rooble oo horey uga diiday qar-iskatuurkii uu JL la damacsanaa marka soo kama dhigna in uu sidoo kale raaci doono danta HAG waliba markaas ooy wax yar u dhimantahay mooge maanta waxaa u hartey 62 maalin. january rooble iyo mursal toos ay ula wareegayaan taas meel ku qorta

https://www.hiiraan.com/news/2020/Dec/w ... aantaFront


it's over for Moalimo look his face murugo ayaa ka muuqata clearly he got bad news he gonna say waa is casilay waa tanaasulay.kkkkk
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”