Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by Hiiraan boy »

Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney duleedka Kismaayo ka qafaasheen wiil asalkiisu ka soo jeedo Falastiini

Wararka naga gaaraya tuulada Buulo guduud oo ku taala duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwii dhowaan laga saaray magaalada Kismaayo oo ay horkacayeen mas’uuliyiin uu ka mid yahay taliyaha guutada 1-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaliyeed Col. C/risaaq Afguduud ay gaari deegaankaasi marayey oo ku sii jeeday tuulada Goobweyn ka afduubteen wiil Soomaali ah oo asalkiisu ka soo jeedo dalka falastiin.

Wiilkan oo lagu magacaabo Samiir Ibraahim Xasan ayaa xiliggii la qafaalanayey ka yimid degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, isagoo ku soo jeeday deegaanka Goobweyn oo ay ku nool yihiin qoyskiisa sida uu sheegay aabaha dhalay wiilkaasi oo lagu magacaabo ibraahim Xasan isagoo ku sugan isla tuuladaasi Goobweyn, wuxuuna Aabe Ibraahim Xasan Sheegay in wiilkiisa ay afduubka kula kaceen qaar ka mid ah ciidamadii dhowaan laga saaray magaalada Kismaayo ee fariisinkoodu yahay tuulada Buulo guduud, isagoo tibaaxay in warar is khilaafsan ay ka soo baxayaan waxa loo heysto wiilkiisa oo uu tilmaamay in wararka qaar ee soo gaaraya isaga ay sheegayaan in loo heysto inuu yahay argagaxiso, halka dadka kale oo uu xusay iney telefoono u soo direena ay ku war geliyeen in wiilkiisa loo heysto lacag madax furasho ah.

“Anagu waxaanu nahay qoys asalkiisu ka soo jeedo Falastiini, waxaan ka soo qaxnay dagaaladii dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, willkaasna hadda la qafaashayna waan kala lunay, markii aan nimid Goobweyn ayuu nala soo xiriiray, waxaana ku wargelinay inaan joogno Goobweyn waxaana la qafaashay isagoo xageena ku soo jeeda, waxaanu nahay dad masaakiin ah oo aan waxba heysan, argagaxisana wax shaqo ah kuma lihin” ayuu yiri aabaha dhalay wiilkaasi la qafaashay oo lagu magacaabo Xasan Ibraahim oo ka codsaday dowladda federaalka Soomaaliya iney u howl gasho sidii loo sii deyn lahaa wiilkiisa.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by eyes-only »

f*ing pigs
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by COSTA »

Fu.cking mother fu.ckers respect the falastinian refugees in our country

they left their land because of the jews so atleast lets welcome them

Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad Sad
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by COSTA »

Respect to Hawiyes

i saw in Nairobi Iraki man who told me he was living in Mogadishu more than 5 years and could speak broken somali too up
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by Karbaash_killa »

Costa... Den här regeringen styr av gheedi och hans tigre kusiner ... din farbror kommer att 7 ruttna bredvid dom här aporna! ....Det är över för Somalier!!..
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by COSTA »

Och varför du tror han är min farbror min brorsa jag är icke mj
och jag giller inte heller den här regering men att fängsla phalastiner som sökte asyl hos oss det gjorde arg på mig

i wish ICU to come back
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by Somaliman% »

this is sad the tfg should take action to help these people....

what they doin in south they should go to bosaso i saw so many arabs who live there in peace without any problems at all...
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Ciidamo ka tirsan kuwa Col. Afguduud oo lagu eedeeyey iney d

Post by eyes-only »

trading in Oromo and wadaado wasn't enough for them, the pigs have started on Palestinian refugees.

looting, robbing, murdering, prostituting for Xabasho....

is there something in their water mase wey bahaloobeen?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”