Abriil 20024
Abriil 2002 Articles
Xaaladda Qaxootiga Maraykanka Wixii ka dambeeyey September 11
2002-04-01 06:03:04 -
Subaxnimadii bishii September 11, 2001 waxaa qaar ka mid ah madaxda dowladda Maraykanka u socday shir looga hadlayay sidii loo fududayn lahaa nidaamka qofka qoxootiga ah ama sharci laaanta ku daggan dalka maraykanka uuna u heli lahaa degganaanso rasmi ah (permanent Residence).
Fanka iyo Suugaanta Gabay: Miyi iyo Magaalo
2002-04-01 05:54:59 -
Labo nin oo midna reer magaal yahay midna reer miyi ayaa isu gabyay iyadoo midba uu ammaanay nolosha uu isagu ku nool yahay uuna dicaayadaynayo nolosha kale.
Dhaqanka - Xushmaynta Ergada
2002-04-01 05:52:16 -
Dhaqan waa garasho ururtay iyo garaad hanaqaadey oo ay ummaduhu caadeystaan. Wax kasta oo uu aadanuhu garto dabadeedna uu qeexo, isaga oo garaadkiisa la kaashanaya, waxaa la oran karaa waa dhaqan. Falka la caadeysto ee dhaqanka ah, waa mid uu facba u gudbiyo faca ka dambeeya, taas oo dowr xoog leh oo aasaas ah ka qaadata horumarka bulshada ama dib u dhaceeda.
Back to News Archive Categories