Abriil 20024
Abriil 2002 Articles
Cayaaraha - Qubanayaal
2002-04-02 21:01:54 -

Taariikhda Kubbadda Koleyga Ee Maraykanka iyo Kooxda Kubada Cagta ee Jaaliyada Soomaaldia Nairobi
Casharkii 2-aad ee Barashada HTML
2002-04-02 20:57:42 -
Sida aan horeyba ugu soo sheegney casharkii 1-aad ee koorsadan HTML-ka ah ee ku soo baxey Somalinet.com magaalkoodii Maarso 2002. HTML Codesku waa waxyaabaha ugu muhiimsan Baratakoolkan HTML.
Taariikhda - Dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia(1977)
2002-04-01 06:14:56 -
Inkasta oo uu nidaamkii dowladda soomaaliyeed ahaa mid keligii talis ah, misana xilligaas waa uu uga naxariis badnaa dadkiisa marka loo eego nidaamkii Itoobiya ka jiray. Jeneraal Siyaad wuxuu darajadii ka qaaday odayaashii siyaasadda ku jiray dhammaantood, isaga oo xabsiyada u taxaabey.
Fanka iyo Suugaanta - Sheeko Taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2002-04-01 06:07:41 -
Faysal markii u horraysay oo uu Ayaan siiyay cinwaankiisa ma uusan qiyaasi karin waqtiga ay waraaqda u soo qori doonto, sidoo kale wax fikrad ah kama uusan haysan inta ay waraaq Australia laga soo diray u soo socon karto Seattle, USA.
Back to News Archive Categories