Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Agoosto 20028

Agoosto 2002 Articles

Fanka iyo Suugaanta: Gabay
2002-09-03 09:42:33 - Axmed Ismaaciil Diiriye
Cayaaraha - Qubanayaal
2002-08-10 13:12:10 - Tartammo ciyaareed oo aad u xiiso badnaa oo labadii toddobad aynu ka soo gudubnay si xamaasad badan uga socday magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa la soo gabagabeeyay.
Rumayso ama ha Rumaysan - Dhacdadii Titanic!
2002-08-10 03:33:27 - Markab aad u qurux badan oo baaxad weyn kharash badanina ku baxay dhismihiisa, looguna tala galay in wax walba oo khatar ah aysan isaga wax yeelin ayaa ka soo safray magaalada SOUTHMPTON ee Ingiriiska sanadku markuu ahaa 1898.
Figradaha Akhristayaasha
2002-08-10 01:12:56 - Figradaha Akhristayaasha
Ma Ogtahay - Waa maxay Homeland Security (USA)?
2002-08-09 21:05:39 - Dhibaatadii loo gaystay dalka Maraykanka bishii September ee sannadkii 2001, waxaa ka dhashay baqdin wayn oo soo foodsaartay shacabka iyo dowladda labadaba. Madaxwayne Bush waxa uu soo bandhigay qorshe cusub oo ah in dib u habayn lagu sameeyo hayadaha dowladda iyo shaqooyinka loo xilsaaray.
Fanka iyo fannaanka - Waraysi : Luul Jeylaani Cali
2002-08-09 21:03:52 - Waa qaybtii labaad ee waraysigii aan la yeelanay fanaadda weyn Luul Jeylani
Fanka iyo Suugaanta - Seeto-u -Dheereynta Dhaqanka iyo Casriyeynta Suugaanta
2002-08-09 20:56:02 - Inkasta oo af Soomaligu qoritaankiisu aad u da yaryahay haddana waa uu ka muuqdaa dhinaca qoraalka iyo erey-bixinta luqado badan oo waddani u ah qaaradda Afrika. Waxaad tusaale u soo qaadan kartaa sida xisaabta, juqraafiga, taariikhda, sayniska iyo duruusaha kale ilaa heer dugsi sare looga isticmaalo Geeska Afrika.
Diinta - Su’aalihii ugu yaabka badnaa ee la waydiiyay Sh. Cabdullaahi Al-nuuri iyo jawaabohoodii
2002-08-09 17:58:19 - Qaybihii hore waxaan la soconay qisadii labadii nin oo dilay wiilkii yaraa oo ay abtiga u ahaayeen kaddibna markii ay arkeen in uu madow yahay (una ekayn aabihiis iyo hooyadiis midna) ayna ka baqeen in ceebi uga timaado.
Siyaasada - Qaran iyo Qabiil yaa qadarin mudan? : Dood Furan
2002-08-09 17:54:27 - Soomaalida oo dhaqankoodu ka soo jeedo miyiga ayaa markasta qabiilku waxa uu u ahaa wax ku weyn xaggooda oo aan marnaba laga maarmin, in kasta oo ay markii hore ay u adeegsan jireen hab maamul iyo kala danbeyn.
Arimaha Bulshada - Dhacdo Run ah: Qabiil baa Dumiyey Qoyskeygii!
2002-08-09 17:51:29 - Qeybtii 4aad - Heestaasi ee sida aadka ah ilmada indhaheyga ugu keentay ayaan habeenkii oo dhan ilaa waagu ka baryo ku soo cel celinayey maadama ay heestu aheyd mid si aad ah ii soo jiidatay oo si gaar ahaaneed aad moodid iney ii tilmaameysay.

Back to News Archive Categories