Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

Agoosto 20028

Agoosto 2002 Articles

Diinta - 70-ka danbi ee ugu waaweyn (al-kabaa\'ir)
2002-08-09 17:26:54 - Danbiga 9aad - Qaybihii hore waxaan soo bandhignay danbiyada waaweyn: Shirkiga, in uu qofku qof dilo, sixirka iyo salaadda oo laga tago, Zakada oo aan la bixin, Bisha ramadaan oo sabab laaan la afuro, qofka oo aan xajiyin isaga oo awooda iyo Waalidka oo lagu caasiyo.
Ila Tali Walaal
2002-08-09 17:22:50 - Walaal waxaan ahay gabar Soomaliyeed oo ku nool waddanka Mareykanka, walaal waxaan xiriir lahayn wiil muddo dhan ilaa 3 sano. kadib arrinteenii wey iska dhamaatay sababa jiray aawadeed mana ahan mida labdeenaba naga timid.
Fanka Iyo suugaanta - Sheeko Taxane ah: Kulankii Barakaysnaa
2002-08-09 17:11:38 - Qaybihii hore waxaan la soconay Ayaan iyo Faysal oo akhbaar kala helay, kaddib markii ay in badan kala maqnaayeen. Ayaan oo Australia ku nool wadaad ah, xaas ah, hooyo ah, nin wadaad ahina qabo, nolosha ay ku nooshahay aan ku faraxsanayn. Faysal oo USA ku nool, balwad yeeshay.
Diinta - su’aalihii iyo Jawaabihii bishaan
2002-08-09 17:08:15 - Suaalihii Bishaan - Marka kowaad waxaa mahad u soo jeedinayaa somalinetka, marka xigta waxaan rabaa inaan sheekha weydiiyo su\'aalahaan weydiiyo su\'aalahaan
Dhaqanka - Qaybaha hadallada geedka laga soo jeediyo
2002-08-09 16:59:32 - Hadallada geedka laga yiraahdo waxaa ay ahaayeen kuwo xikmad ku fadhiya oo lagu dheehay suugaan. Waxaa ay ahaayeen kuwo ka hufan af-lagaaddada iyo ceyda. Waxaa dhici jirtay in nin geed ka hadlay, eray uu yiri dartiis, inta gar loogu dhigto haddana xaal laga qaato.
Taariikhda - Dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia (1977)
2002-08-09 16:54:55 - Qaybtii 7aad - 2-2-1977-kii, maalin ka hor intuusan Mengiste xukunka qabsan ayaa Herbert Malin oo ahaa qunsulkii siyaasadda safaaradda Mareykanka ee Itoobiya, wuxuu kulan la qaatey S. Sinitsin oo ahaa Soviet Conselor Minister in Ethiopia. Malin wuxuu fadhigaas ku caddeeyey in dowladdiisu eeyan weli qaadin tallaabo diblomaasiyadeed oo lagu hagaajinayo xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya, iyo in dowladda Itoobiyana eeyan wax codsi heshiisiin ah u gudbin dhanka dowladda Mareykanka.
Fanka iyo Suugaanta - Sheeko Taxane ah: Alla ma Iyadiibaa Alla ma Isagiibaa?
2002-08-09 16:50:32 - Ahmed iyo aabihii markiiba waxay soo gaareen meeshii uu Basku istaagayay oon ka fogayn. Waxay sugaanba waxa yimid Baskii oo aan aad u buuxin, dad aad u tiro yarna saaran yihiin, maxaa yeelay waa waqtigii qadada oo cid magaalada ka imanaysa mooyee aanay jirin cid magaalada tagaysa.

Back to News Archive Categories