Janaayo 200313
Janaayo 2003 Articles
Diinta - 70-ka danbi ee ugu waaweyn (Al-kaba’ir)
2003-01-01 19:13:20 -
Danbiga 17aad: Kibirka iyo isla waynanka - Marar badan ayaan quraanka ku aragnaa inaan Ilaahay jeclayn dadka kibirka badan. Fiiri Aayadda 27aad ee suuradda Gaafir iyo Aayadda 23aad ee suuradda Al-naxli.
Dhaqanka - Soomaaliya & Dhaqdhaqaaqyadii ganacsiga caalamiga ee waayadii hore
2003-01-01 19:11:10 -
Qaybtii 1aad - Xilligii iswaydaarkii labada qarni ee 18-aad iyo 19-aad, ilaa iyo bartamihii qarnigii 19-aad, dhaqdhaqaaqii ganacsi iyo kii ciidameed oo ay dowladaha shisheeye ka wadeen xeebaha badaha iyo xuduudda dhulka engegan ee Soomaaliya, ma noqon mid gayaysiiya in ay ina gumeeyaan.
Dhacdo Run Ah- Qabiil baa dumiyay Qoyskaygii
2003-01-01 19:09:09 -
Qaybtii 9aad - Markiiba waxaan aaday salaadii la iigu yeeray oo gabaabsi ah Reerka intooda kale aniga mooye wey tukadeen gaar ahaan wixii galabkaasi joogay guriga...
Arrimaha Bulshada - Sidaad Dadka u Kasban Lahayd
2003-01-01 19:06:13 -
Waxaa in badan laga hadlaa oo lagu soo celceliyaa sidaad qof kale quluubtiisa aad u kasban lahayd. Haddaba su\'aasha ah sidee dadka quluubtooda u kasban kartaa wax badan ayey culimada Psychology ay ka hadleen
Back to News Archive Categories