We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Bulsho-waynta Soomaaliyeed ee ciyaaraha jecel guud ahaanba, gaar ahaan kubbadda cagta ciyaaryahannada ay sida aadka ah u xusuustaan waxaa ka mid ahaa Mukhtaar Maxamed Axmed oo loogu naanaysi jiray (Mukhtaar Cuti) oo u safan jiray naadigii wakaaladda batroolka ummadda oo markii dambe loo bixiyay naadiga iskaashatada iyo xulka qaranka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta intaba.
Saamayn xun iyo khasaare laxaad leh ayuu Telefeeshinku u gaysan karaa carruurta Soomaaliyeed ee wadamada reer Galbeedka ku nool hadii ayna waalidku xil adag iska saarin habsami u daawashada Telefeeshinka.