Julaay 20027
Julaay 2002 Articles
Ma ogtahay - INS
2002-06-30 12:45:03 -
In hayadda Socdaalka ee dalka Maraykanku (INS) ay tahay hayadaha Dowladda Maraykanka midda ugu wayn. Shaqaalaha hayadda waxaa lagu qiyaasaa tiro dhan 35,000 oo qof.
Fanka iyo Suugaanta - Gabay
2002-06-30 12:29:45 -
Gabaygaan soo socda waxaa tiriyey abwaankii caanka ahaa ee Cali Jamac Haabiil. Gabaygaani waxa uu ka mid yahay gabayo badan oo Cali Jamac uu u tiriyey Sayid Maxamed Cabdille Xassan.
Fanka Iyo Suugaanta - Alla Ma Iyadiibaa, Alla Ma isagii baa?
2002-06-30 12:23:20 -
Ahmed oo aan waligii la siin waqti lagu yiraa maxaad cunaysaa, waxa la cuno oo uu miyiga ku haystayna ay ahayd, cad iyo caano iyo bariis. Lakiin maanta waxa uu maqlayaa arrimo kale oo uunan waligii maqli jirin, maxaad cunaysaaaaaaaa?
Dhaqanka - Xaq-dhawrka hadalka
2002-06-30 12:10:45 -
Inkasta oo uu golaha reer guuraagu uu ahaa madal u furan bulshada reer miyiga ah, misana nin kasta geedka kama uusan hadli jirin. Rag baa jiray hadalka iska lahaa, kuwaas oo ahaa rag bulshada ka tilmaaman oo aqoon, hadal aqood iyo caddaalad lagu qaddariyo.
Arimaha Bulshada - Basar xumidaa ma Soomaali baad tahay
2002-06-30 11:56:24 -
Bisadda ama Mukulaasha ama yaanyuurta ama yaawda ama bista kolba kaad doonto ugu yeeroo sifooyin badan bay xayawaanka eebe abuuray kaga duwan tahay kuna caan baxday. Maxaad oran lahayd haddii sifooyinka qaarkood aadane la wadaaga dunida laga helay... oo waa kuma?
Diinta - 70-ka danbi ee ugu waaweyn (al-kabaa\'ir)
2002-06-30 11:50:50 -
In waalidka lagu caasiyo waa danbi aad u weyn, Ilaahay wuxuu Quraanka ku yiri Ilaahay wuxuu amray in aan cid aan isaga ahayn la caabudin iyo in Waalidka asxaan loo sameeyo. Suuradda Al-israa. Aayadda: 23.
Back to News Archive Categories