Siteember 20029
Siteember 2002 Articles
Arrimaha Bulshada - Jacaylka dhabta ah waa mid labada dhinac la wada hayo
2002-09-01 10:27:32 -
Waxaad moodaa in dad faro badani ay garanaynin micnaha jacaylka, wali mala is waydiiyey micnaha jacaylka dhabta ah? Ma doonaysaana jacayl waaro in aad heshid iyo nolol farxad leh oo waarta rabina raali ka yahay? Haddaba walaal adigoo mahadsan ila eeg qisooyinkan iyo dhanbaalkan jacaylka ah.
Ila Tali Walaal
2002-09-01 10:07:00 -
waxaan ahay wiil 32 jir ah kuna nool UK qaasatan London waxaan xiriir wada yeelanay gabar Soomaaliyeed taas oo aan kuwada nool nahay London markii aan wax walba isla meel dhignay ayey habeen habeenada kamid ah waxey igu tiri walaalow guur uma soo jeedo aniguna aad iyo..
Diinta - 70-ka danbi ee ugu waaweyn (Al-kabaa\'ir)
2002-09-01 09:36:38 -
Qaybihii hore waxaan soo bandhignay danbiyada waaweyn: Shirkiga, in uu qofku qof dilo, sixirka iyo salaadda oo laga tago, Zakada oo aan la bixin, Bisha ramadaan oo sabab laaan la afuro...
Taariikhda - Dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia (1977)
2002-09-01 09:30:03 -
Qaybtii 8aad - Qaabkii golahu u dhisnaa. Xoghayaha guud ee golaha waxaa loo doortey Cabdullaahi Xasan Maxamad oo xilligaas shaqaale ka ahaa wasaarada waxbarashada Soomaaliya. Cabdullaahi wuxuu kormeere ka ahaa dugsigii sare ee Jamaal Cabdi Naasir ee Allaahida...
Back to News Archive Categories