Fatahaada wabiga oo dhibaato xoogan ku heysta deegaano ka tirsan Balcad 2007-05-31 10:18:13 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanaya deegaanka Balcad ee gobolka Shabeelada dhexe ee dalka Somalia ayaa sheegaya in tuulooyin ka tirsan degmada Balcad ay ka dhaceen fatahaado dhibaatooyin kala duwan u geys
Maamulka Banadir oo kormeeray qaybo kamida Muqdishu 2007-05-31 07:15:18 -
(SomaliNet) Maamulka gobolkab Banaadir iyo madax ka tirsan ciidamada Ethiopia oo booqasho ku aray qeybo ka tirsan Muqdisho. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho md Maxamed Cuma
Cabsi dagaal oo mar kale ka soo curatay Kismaayo 2007-05-31 07:13:48 -
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubba hoose aya sheegaya in halkaasi ay ka soo idhaamayan is urursid agaal oo ka socda deegaanada Buulo-gaduud iyo Madhamaato.
Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Somalia oo ku sii jeeda dalka Liibiya 2007-05-31 07:12:51 -
(SomaliNet) Wafdi ka socda dowlada federaalka ee Somalia oo uu hogaaminayo madaxweynaha dowlada federaalka ee Somalia ayaa lagu wadaa inay maanta ka ambabaxaan garoonka diyaadaraha ee Muqdisho, kuwas
Qarax bambaano oo ka dhacay Baladweyne 2007-05-30 08:55:21 -
(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa 4 askari oo Ethiopian ah ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaacan ka soo gaaray kadib markii uu qarax miino ka dhacay gudaha magalada Baladweyne oo 360