Meydka gudoomiyihii maxkamada gobolka Hiiraan oo Baladweyne lagu aasayo 2007-05-29 07:56:16 -
(SomaliNet) Meydka gudoomiyihii maxkamada sare ee gobolka Hiiraan oo shalay uu nin hubeysan ku dilay agagaarka isgoyska Howl-wadaag ee magaalada Muqdisho ayaa la sheeegayaa in loo qaadayo magaalada Ba
Bucad badeed Soomaaliyeed oo sii daayay markab ay hayeen 2007-05-29 07:54:19 -
(SomaliNet) Mid ka mid ah marakiibtii gacanta ugu jirtay kooxaha burcad badeedka soomaaliyeed ayaa lagu soo waramayaa inay sii daayeen kadib markii sida la sheegay madax furasho la siiyay kooxdaasi.
Xal u helida Kismaayo oo noqotay mid cirka isku shareeraysa 2007-05-28 08:52:20 -
(SomaliNet) Waxaa manta ka dhacay maagaalada Kismaayo kulan looga hadlayay sidii xal waara looga gaari laha qilaafaadka dhanka maamulka ee ka taagana magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubba hoose.
Wafdi ka socda Yemen oo gaaray Boosaaso 2007-05-28 08:51:10 -
(SomaliNet) Wafdi ka socda dowlada Yemen ayaa manta soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta maamulka goboleedka Puntland. Wafdiga ka socda dalka Yemen ayaa waxaa hogaamiyanayay safiirka dalka Yemen
Labo ka tirsan ciidamada dowlada Somalia oo la toogtay 2007-05-27 08:51:11 -
(SomaliNet) Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa goor dhoweyd ku dilay labo ka tirsan ciidamada xoogga dalak Somalia isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdsho. Wararka aan ka heleyno deegaank