Ciidamada booliska gobolka Banaadir oo la wareegay amaanka Muqdisho 2007-05-26 07:23:29 -
<#mogadishu200705261_sm.jpg#>(SomaliNet) Ciidamada booliska gobolka Banaadir ayaa rasmi ahaan ula wareegay amaan ku soo dabaalida caasimada Muqdisho ee dalka Somalia. Waxaa maanta lagu arkayay wadooyinka ku yaalo magaalada Muqd
Kooxo burcad ah oo weerar ku qaaday goob ganacsi oo Marka ku taalo 2007-05-26 07:17:12 -
(SomaliNet) Labo qofood ayaa ku geeriyootay iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markiixalay ay ooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen goob ganacsi oo ku taalo degmada Marka ee xar
Booliska Somalia oo u tafaxeytay amaanka ku soo dabaalida Muqdisho 2007-05-25 07:14:07 -
(SomaliNet) Taliyaha ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Banaadir G/sare Cabdiqadir Beebe ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada booliska ay la wareegeen amaanka magaalada Muqdisho. Beebe wuxuu cararb
Socod nabadeed oo ka dhacaya qeybo ka mid ah Hiiraan 2007-05-25 07:13:54 -
(SomaliNet) Waxgaradka, culumo-udiinka iyo aqoonyahanka ku dhaqan gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay dhawaan qeybo kamid ah gobolkaasi ka bilaabi doonaan socod looga danleeyahay in lagu dhameeyo dhiba