Xarunta dowlada Somalia ee Baydhabo oo hub kala duwan lagala baxsaday 2007-05-24 08:07:21 -
(SomaliNet) Sida ay xaqiijinayaan warar hoose oo lagu kalsoonaankaro oo naga soo gaaraya Baydhaba ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe hub isugu jira kuwa fudud iyo kuwa cul culus lagala baxsaday xarun
Iska hor-imaad ka dhacay Warmaxan 2007-05-24 08:06:41 -
(SomaliNet) Labo ka tirsan ciidamada dowlada federaalka Somalia ayaa ku geeriyootay, iyadoo tiro intaasi ka badana uu dhaawac ka soo gaaray kadib markii uu iska hor-imaad dhexmaray ciidamada dowlada f
Qarax Bambo oo ka dhacay deegaanka Heliwaa 2007-05-24 08:05:45 -
(SomaliNet) Hal qof ayaa ku geeriyooday, iyadoo tiro intaa ka badana uu dhaawac ka soo gaaray ka gadaal markii bambaano xalay lagu weeraray saldhiga degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Weerarka b
Wasaaradihii dalka oo dib u shaqo galaya 2007-05-23 08:05:34 -
(SomaliNet) Prof. Cali Maxamed oo shir guddoominayay shirkii golaha wasiirrada ayaa sheegay in wasiirrada dowladda aysan wixii hadda ka dambeeya ku shaqeyn doonin goobo qarsoon ama Hotello, waxaase uu
Amaandaro ka taagan wadooyinka gobolada 2007-05-23 08:03:54 -
(SomaliNet) Kooxo hubeysan ayaa ku soo badanayo wadada isku xirta Baydhabo iyo deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Bay. Wararka naga soo gaaraya wadada isku xirta Qansaxdheere iyo Baydhabo ayaa tilmaa