Walaac laga qabo in dagaalo kale ay ka qarxaan Muqdisho 2007-04-17 07:41:33 -
(SomaliNet) Kadib kulan shalay dhexmaray saraakisha ciidamada Ethiopia ee Muqdisho ka jira iyo odoyaasha dhaqanka ee beelaha Hawiye ayaa kudhamaaday guuldaro sida ay sheegeen duqowda dhaqanka ee beela
Howlihi dhoofinta iyo dejinta ee dekeda Muqdisho oo dib u bilowmaya 2007-04-15 07:52:21 -
(SomaliNet) Kadib kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ganacsatada gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in wixii ka dambeeya maanta dib loo bilaabi doono howlihii ka socday dekeda magaalad