Gudiga hanti soo celinta Jubbooyinka oo la magacaabay 2007-04-15 07:50:14 -
(SomaliNet) Wareegto ka soo baxday xaafiiska gudoomiyaha gobolada Jubbooyinka md Ilyaas Badel Gaboose ayaa lagu magacaabay gudi ka shaqeeya soo celinta hantida qaran sida lagusheegay wareegtadaasi. W
Roobabkii Gu\'ga oo ka da\'ay gobolada dalka Somalia qaarkood 2007-04-15 07:49:40 -
(SomaliNet) Roobkii gu\'ga ayaa xalay ka curtay qeybo badan oo ka mid ah gobolada dalka Somalia, kuwaasoo noqday mid lagu diirsaday. Roobabkaan ayaa ka da\'ay gobolada Banaadir, Shabeelada dhexe, Shabe
Puntland iyo Somalia oo wali darfaha is heysta 2007-04-15 07:49:11 -
(SomaliNet) Dagaalkii u dhaxeeyay mamaulada Somaliland iyo Puntland ayaa shalay mar kale qarxay, iyadoo labada dhinacba ay sheeganayaan inay guulo ka gaareeen dagaalkii ka dhacay deegaanka Dhahar. Ca
Ciidamo Ethiopian ah oo fariisimo ka sameystay xarunta Villa Baydhabo 2007-04-14 08:05:25 -
(SomaliNet) Ciidmo Ethiopian ah oo aad u fara badan ayaa saakay xili hore farisin cusub ka sameyetay xarunta Villa Baydhabo ee deegaanka Madiina ee magaalada Muqdisho. Ciidamadaan oo wata gaadiidka d