Bandoow lagu soo rogay Baydhabo 2007-04-19 07:19:39 -
(SomaliNet) Wararka naga soo gaaraya Baydhabo ayaa sheegaya inuu si rasmi ah u dhaqan galay bandoow lagu soo rogay magaalada Baydhaboi oo xarun ku meel gaar ah u ah dowlada federaalka ee Somalia. War
Dagaalo ka qarxay aagga Fagax 2007-04-19 07:19:08 -
(SomaliNet) Dagaalo xoogan ayaa goor dhow ka qarxay agagaarka isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho, halkaasoo lasheegay inay dhawaan gaareen ciidamo aad u fara badan oo Ethiopian ah. Dagaalkan cusub
Saffiro cusub ito taliye Boolis oo la magacaabay 2007-04-18 09:21:19 -
<#qaybdid_sm.jpg#>(SomaliNet) Taliyihii ciidanka booliska Cali Madoobe ayaa loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya Tanzania. Sidoo kale Cabdiraxmaan Diinaari oo ahaa afhayeenka dowladda ayaa waxaa laga dhigay saf
Faafaahin dheeri ah oo la xiriirta dagaalo aad u culus oo Muqdisho ka dhacay 2007-04-18 07:55:56 -
<#mogadishu200704181_sm.jpg#>(SomaliNet) Ugu yaraan ilaa 15 qofood ayaa ku geeriyootay inta la hubo, iyadoo tiro ka badana 20 qofood uu soo gaaray dhaawacyo kala duwan kadib markii xalay ay dagaalo aad u culus ay ka qarxeen magaa
Dowlada Somalia oo ku dhaqaaqay inay amaanka Kismaayo wax ka qabtaan 2007-04-18 07:52:47 -
(SomaliNet) Dowlada federaalka ee Somalia ayaa haatan u muuqata inay dooneyso inay wax ka qabato xaaladaha amaandaro ee ka jira magaalada Kismaayo kadib markii maamulka gobolkaasi ay diyaariyeen ciid
Isku shaandheyn lagu sameeyay xukuumada Somalia 2007-04-18 07:48:14 -
(SomaliNet) Wareegto ka soo baxday xaafiiska ra’iisulw asaaraha dowlada federaalka ee Somalia md Cali Maxamed Geeddi ayaa lagu sheeegay in isku shaandheyn lagu sameeyay qaar ka mid ah wasaaradaha, iy