Gaari Ural ah oo Itoobiya ay leedahay oo Miino ay la qaraxdey 2007-04-01 06:52:23 -
(SomaliNet) Gaari Ural ah oo Itoobiya ay leedahay oo Miino ay la qaraxdey. Gaari Ural ah oo ay leedahay dowlada Itoobiya, kuna soo jeeday magaalada Muqdisho ayaa manta Miino ay la qaraxdey. Gaarigan
Masuul ka tirsan gudiga dib u heshisnta qaran oo Muqdisho lagu dilay 2007-03-31 07:25:40 -
(SomaliNet) Abuukar Socdaal oo dhawaan loo magacaabay inuu ka mid noqdo xubnaha gudiga dib u heshiisiinta qaran ee dhawaan dowlada ay ku baaqday inuu Muqdisho ka dhacayo ayaa maanta Muqdisho lagu dila
Dagaalo aad u culus oo xalay iyo ilaa iyo saakay Muqdisho ka socda 2007-03-31 06:55:29 -
(SomaliNet) Dagaalo aad u cul culus oo xalay a bilaawday magaalada Muqdisho ayaa wali si weyn uga socda xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho, halkaasoo ay isaga soo horjeedaan ciidamada Ethioia iyo ko
Is abaabul xoogan oo ka socda xaafado ka mid ah Muqdisho 2007-03-29 09:10:16 -
(SomaliNet) Kadib markii ay saakay aroortii ay ciidamada Ethiopia howlgalo ka bilaabeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho iyo dagaalo xoogan oo dhexmaray ciidamada Ethiopia iyo kooxo aad u hubeysay o