Dadkii ugu fara badnaa ee Muqdisho ka barakacay 2007-03-29 09:07:50 -
(SomaliNet) Dad aad u fara badan ayaa maanta isaga baxay magaalada Muqdisho kadib markii ay saakay aroorii ay ciidamada Ethiopia howlgalo cir iyo dhul ah ka sameeyeen qeybo ka mid xaafadaha magaalada
Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka oo Muqdisho ku soo wajahan 2007-03-29 08:20:41 -
(SomaliNet) Ciidamo ka amar qaata dowlada federaalka ee Somalia, isla markaana tababr ku soo dhameystay ayaa haatan Muqdisho ku soo jeeda si ay u gacan siiyaan ciidamada dowlada Ethiopia ee dagaalada
Dagaalo aad u qaraar oo aroornimadii hore ee saakay ka qarxay Muqdisho 2007-03-29 06:10:58 -
(SomaliNet) Ciidamo aad u fara badan oo Ethiopian ah oo ku hubeysay dabaabadaad iyo hubka culus ayaa saakay waaberigii la wareegay qeybo badan oo Muqdisho ah kadib markii ay iska caabin aan sidaas u
Dagaalo aad u qaraar oo aroornimadii hore ee saakay ka qarxay Muqdisho 2007-03-29 06:01:11 -
(SomaliNet) Ciidamo aad u fara badan oo Ethiopian ah oo ku hubeysay dabaabadaad iyo hubka culus ayaa saakay waaberigii la wareegay qeybo badan oo Muqdisho ah kadib markii ay iska caabin aan sidaas
Waraysi safiirka Kenya oo ku saabsan go\'aankii wasiirka arimaha dibada. 2007-03-28 11:51:43 -
(SomaliNet) Wasiirka Arrimaha dibada dowlada Fkmg ee Somalia Md. Ismaaciil Maxamuud Hurre “Buubaa” ayaa xalay ku dhawaaqay inuu xilkii ka qaaday Safiirka Somalia u fadhiya dalka Kenya Md. Maxamed Cali Ameriko.
Siyaasi Cabdinaasir Seerjito oo la dilay 2007-03-28 09:21:37 -
(SomaliNet) Cabdinaasir Axmed Aadan ( Seerjito) oo ka mid ahaa siyaasiiyinta Muqdisho ku dhaqan ayaa maanta ay kooxo hubeysani ku dileen xaafada Taleen ee magaalada Muqdisho. Lama ogo cida dilkiisa k
Danjire Ameeriko oo beeniyay in xilkii safiirnimo laga qaaday 2007-03-28 09:19:07 -
(SomaliNet) Safiirka dowlada Federaalka ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya Max\'ed Cali America ayaa beeniyay in xilka laga qaaday, isla markaana la joojiyay howlihii shaqo ee safaaradda Somalida. S
Kulan dhexmaray ra\'iisul wasaaraha Somalia iyo xog-hayaha guud ee Q.M. 2007-03-28 08:14:31 -
(SomaliNet) Wararka laga helayo caasimada dalka Saudi Arabia ee Riyaad ayaa sheegaya in kulan gaar ah uu dhexmaray ra\'iisul wasaaraha Somalia Prof, Cali Maxamed Geedi iyo xog-hayaha guud ee Q.M. Ban K