Dowlada Ereteria iyo midawga Yurub oo ka wadaxajooday arimaha Somalia 2007-03-28 08:13:22 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dalka Eritrea Issayas Afewerki ayaa shalay kulan la qaatay wafdi ka socda Midowga Yurub, kaasoo ay kaga wada hadleen xaalada uu ku jiro dalka Somalia.. Kulankaan ayaa waxa uu
Burundi oo diyaarisay ciidamadii ay Somalia u soo diri laheyd 2007-03-28 08:12:46 -
(SomaliNet) Wararka ka imaanaya dalka lBurundi ayaa sheegayaan in dowladda Burundi ay diyaarisay ciidammadii ay keeni lahayd Somalia, kuwaasoo ka mid noqonaya ciidammada nabad ilaalinta ah ee AU-da
Madaxweynaha oo kulan la leh ganacsatada gobolka Banaadir 2007-03-28 08:12:12 -
(SomaliNet) Madaxweynaha dowlada federeelka ee Somalia md Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta kulan ku leh xarunta madaxtooyada ee Villa Somalia xubno ka tirsan midawga ganacsatada gobolka Banaadir.